Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Trump oo la geeyey Isbitaal Militari, kaddib markii Covid-19 qandho ku keenay

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Trump oo la geeyey Isbitaal Militari, kaddib markii Covid-19 qandho ku keenay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa tagay isbitaalka ciidanka Walter Reed oo ku yaalla magaalada Washington DC, saacado ka dib markii Jimcihii laga helay cudur sidaha Corona Virus, waxaana uu diyaarad Helicopter ah ka raacay aqalka cad, si halkaasi lagula socdo xaaladiisa caafimaad.

Dhaqtarka gaarka ah ee Trump ayaa ku taliyey in Trump la siiyo dawooyinka antibody cocktail oo ay farsamaysay shirkadda Regeneron Pharmaceuticals, kuwaas oo ka caawin doona in hannaanka neef mareenkiisu si wanaagsan u shaqeeyo.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Afhayeen u hadlay aqalka cad ayaa sheegay in calaamadaha karoonaha ee madaxweynaha ay yihiin kuwo aan darneyn balse iyada oo la tixgalinayo talada dhaqaatiirta uu madaxweynuhu joogi doono Walter Reed halkaas oo uu ku shaqeyn doono xafiis uu ku leeyahay.

Walter Reed oo ah isbitaal ciidan oo weyn waa halka ay madaxweyneyaasha Mareykanka ku maraan baaritaankooda caafimaad ee sanad laha.

Trump waa 74 jir taas oo sii kordhin karta taxadarka dhaqtarkiisa maaddaama cudurka karoonaha halis ku yahay dadka waayeelka ah.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Faransiiska oo ku goodiyey meel marinta sharciyo ka dhan ah Muslimiinta

Next Post
Madaxweynaha Faransiiska oo ku goodiyey meel marinta sharciyo ka dhan ah Muslimiinta

Madaxweynaha Faransiiska oo ku goodiyey meel marinta sharciyo ka dhan ah Muslimiinta

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In