Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Minnesota :Tirada Dadka Soomaalida ee doonaya kuraasta Gollaha Deegaanka oo kordhaya

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Minnesota :Tirada Dadka Soomaalida ee doonaya kuraasta Gollaha Deegaanka oo kordhaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdullaahi Cabdulle oo ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee aqoon-yahannada ah ee wax ku bartay dalka mareykanka ayaa isu soo taagay ka mid noqoshada Gollaha deegaanka magaalada New Brighton( niyuu Baraytan).

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka gaar ahaan Gobolka Minnesota ayaa sannadahaan lagu dhex arkayey in ay ka dhex muuqdaan bulshada ay la nool yihiin,waxayna Gobolka ka soo hooyeen guulo waawayn oo ay ku mutaysteen ammaan & magac.

Related posts

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026

Wakiilka war-baahinta Qaranka ee dalka Mareykanka Cabdixakiin Cabdi Ismaaciil,ayaa sheegay in ay sii kordhayaan Dadka Soomaaliyeed ee isu soo taagaya hannashada kuraasta Gollaha Deegaanka magaalooyin hor-leh oo ka tirsan Gobolka Minnesota.

Previous Post

Ciidanka Galmudug oo gaaray goob uu ka taagnaa muran dhul”SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Jubba Kaga Qayb Galaya Munaasabadda Dhaqan-Gelinta Heshiiska Nabadda Dalka Suudaan+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Farmaajo Oo Jubba Kaga Qayb Galaya Munaasabadda Dhaqan-Gelinta Heshiiska Nabadda Dalka Suudaan+Sawirro

Madaxweyne Farmaajo Oo Jubba Kaga Qayb Galaya Munaasabadda Dhaqan-Gelinta Heshiiska Nabadda Dalka Suudaan+Sawirro

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 28 Luulyo 2026 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

July 28, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

July 28, 2026
0

Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In