Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wacyigelin ku aaddan qatarta waxyaabaha qarxa oo loo sameeyay dad barakacayaal ah”SAWIRRO”

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Wacyigelin ku aaddan qatarta waxyaabaha qarxa oo loo sameeyay dad barakacayaal ah”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adaha UNICEF iyo UNMAS ee Qaramada Midoobe ayaa iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya waxay wacyi galin qatarta waxyaabaha qarxa u sameeyeen dadka barakacayaasha ee ku nool magaalada Muqdisho .

Hey’adda UNICEF waxay sheegtay dadaalkan u jeedkiisu inuu yahay sidii ardayda iyo carruurta yaryar loogu baraarujin lahaa halista waxyaabaha qarxa.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Wacyi galinta ayaa ka kooban sawirro muujinaya wax yaabaha qarxa oo carruurta la tusinayo si aanay ugu dhawaan iyo cashiro la xiriira halista ay nafta u leeyihiin.

Haraaga hubka aan qarxin iyo banbaanooyinka duuga ah ee dhulka ku aasan waxay sababaan sannad kasta qasaare naf oo u badan carruurta.

Hey’adda UNMAS waxay sheegtay in iyada oo kaashaneysa boliiska Soomaaliya ee u tababaran miinooyinka iyo ciidanka AMISOM in sanadkii 2019 ay burburiyeen waxyaabo badan oo qarxa kuwaas oo dadka shacabka ah halis ku ahaa.

2,207 (Laba kun laba boqol iyo todob) oo ah haraaga hubka ama gumacyada aan qarxin ayaa la burburiyay sanadkii 2019 halka 167 oo ah miinooyinka argagaxisadu sameeyaan IED iyagana la burburiyay.

Previous Post

Shir looga tashanayo dhaqan gelinta xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha dalka oo ka furmay Muqdisho

Next Post

Goob la doonayo in laga dhiso bangi dhiigga lagu keydo oo laga soo saaray waxyaaba qarxa”SAWIRRO”

Next Post
Goob la doonayo in laga dhiso bangi dhiigga lagu keydo oo laga soo saaray waxyaaba qarxa”SAWIRRO”

Goob la doonayo in laga dhiso bangi dhiigga lagu keydo oo laga soo saaray waxyaaba qarxa"SAWIRRO"

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In