Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siihayaha Wasiiru dowlaha Waxbarashada oo dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Siihayaha Wasiiru dowlaha Waxbarashada oo dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siihayaha Wasiiru Doowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Fedeaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri ayaa maanta magaalada Baydhabo ka dhagax dhigay dhismaha Xafiisyada Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dhagax dhiga dhismaha xafiisyada xarunta Wasaaradda Waxbarashada doowlad Goboleedka Koonfur galbeed waxaa goob joog ka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada mudane Axmed Xasan Yuusuf, madaxda Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ahmiyad gaar ah ay u leedahay dhismaha xarunta Wasaaradda oo uu ku tlmaamay inay ku shaqeyn doonaan howlwadeenada Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed.

Wasiiru Doowalaha Wasaaradda Waxbarashada ayaa sheegay in dhismaha Xafiisyada Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay muhiim u tahay horumarinta Waxabarashada.

“Waxaan maanta ka dhagax dhigay magaalada Baydhabo dhismaha Xafiisyada Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaan ku faraxsanay in waxbarashadu ay hesho xafiisyo muhiim ah oo loogu shaqeeyo Waxabarashada”.ayuu yiri Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle.

Previous Post

Madaxweyne Lafta gareen oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sii hayaha wasiiru-dowlaha Wasaaradda waxbarashada XFS+Sawirro

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Iyo Xildhibaanno Kale Oo Ka Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Marxuum Aadan Maxamed Cali

Next Post
Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeysay geerida Abwaan Cali Sugule

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Iyo Xildhibaanno Kale Oo Ka Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Marxuum Aadan Maxamed Cali

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In