Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beeraleyda Gobolka Mudug Oo Ka Cabanaya Ayax Xaalufiyay Dalagyada Beerahooda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Beeraleyda Gobolka Mudug Oo Ka Cabanaya Ayax Xaalufiyay Dalagyada Beerahooda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kadib markii 24kii saac ee u danbeeyay uu Ayax guuraya ku dul dagay dhul beereed ku yaala duleedka Bari ee magaalada Gaalkacyo gaar ahaan deegaanka Dayax oo 10 km dhanka Bari kaga beegan magaalada ayaa waxaa qaar ka mida beeraleyda deegaankaasi oo Warbaahinta Qaranku ay booqatay u sheegeen in Ayax aad u badan uu ku dul habsaday beerahooda isla markaana uu bur buriyay dalagyadii u baxayay, iyadoo beerahaasi ay ka muuqanayeen dhibaatooyinkii uu Ayaxu ku reebay.

Guddoomiye ku-xigeenka iskaashatooyinka Beeraleyda Gobalka Mudug mudane Cabdiqaadir Macalin Cadde oo booqday beeraha ay waxyeeladu kasoo gaartay Ayaxa ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay beeraleydu dadaal fara badan u sameeyeen sidii Ayaxa ay uga saari laahaayeen beerahooda, balse awooda Ayaxu uu lahaa darteed ay sababtay in ay wax ka qaban waayaan intaa kadibna uu Ayaxu bur buriyay dalagyo fara badan oo ku yaalay beeraha deegaanada Xaar Xaar,.Booran, Cad,.Dayax.iyo Laase Caddale

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan looga hadlayo arrimaha bani’aadantinimada

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan looga hadlayo arrimaha bani’aadantinimada

August 31, 2026
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania

August 31, 2026

Si kastaba Ayax fara badan ayaa 48-dii saac ee u danbeysay la arkayay, isagoo dul hee heebaya magaalada Gaalkacyo iyo deegaanada ku dhow dhow.

Previous Post

Haweeney U Dhalatay Dalka Faransiiska Oo Afduub Ahaaan Loogu Heystay Dalka Mali Oo La Siidaayay

Next Post

Dowladda Soomaaliya Oo Hambalyo U Dirtay Hay’adda WFP Oo Ku Guuleysatay Abaalmarinta Caalamiga Ah Ee Nabadda

Next Post
Dowladda Federaalka oo Gurmad deg-deg ah u diraysa magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug

Dowladda Soomaaliya Oo Hambalyo U Dirtay Hay’adda WFP Oo Ku Guuleysatay Abaalmarinta Caalamiga Ah Ee Nabadda

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan looga hadlayo arrimaha bani’aadantinimada

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan looga hadlayo arrimaha bani’aadantinimada

August 31, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daahfuray kulan ku saabsan diyaar-garowga iyo wax ka...

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania

August 31, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Luanda uga qeybgalay Kalfadhiga 21-aad ee Golaha Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Luanda uga qeybgalay Kalfadhiga 21-aad ee Golaha Midowga Afrika

August 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Luanda ee dalka Angola kaga qaybgalaya Kalfadhiga...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNSOS

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNSOS

August 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Omar Afrah ayaa kulan la yeeshay Ku-simaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In