Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Iyo Xubno Kale “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Iyo Xubno Kale “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka u ah Dowladda Koonfur Galbeed kulan kula qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayey oo ay qeyb ka ahayeen Guddoomiye ku xigeenka Wakiilka Koonfur Galbeed Hay’adda Batroolka u qaabilsan oo shalay Baydhabo gaaray

Qasriga Madaxtooyada oo ka qabsoomay kulanka ayaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed soo dhoweyey wafdiga waxaana uu ka dhagaystay socdaalkooda Baydhabo iyo Qorshaha uga degsan soo saarida Batroolka si kheyraadka Batroolka looga Faa’iideysto bulshada Soomaaliyeed qeynba uga qaato kobcinta dhaqaalahana Dalka

Related posts

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026

Eng Ibraahim Cali Xuseen Guddoomiyaha Guddiga hay’adda Batroolka ahna Mareeyaha hay’adda ayaa warbixin ku saabsan safarkooda Baydhabo ka siiyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis (Lafta gareen) waxaana uu sheegey inuu yahay Safar ay ku xoojinayaan wada shaqaynta Wasaaradda Batroolka Koonfur Galbeed iyo Hay’adda si siwadajir ah looga qeyb qaato soo saaridda Batroolka Dalka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa uga mahadceliyey Guddiga Hay’adda Batroolka ee Socdaalkooda ugu horeya ee Baydhabo ay ku imaadeen,  taasi oo muujinaysa dadaalada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay ku xoojinayso soo saaridda kheyraadka ku jira deegannada Koonfur Galbeed, waxaana uu ku bogaadiyey muhiimadda Dalka ay uleedahay soo saaridda kheyraadka .

Previous Post

Meydka Ra’iisul wasaarihii hore oo Muqdisho la keenay

Next Post

Danjiraha Soomaaliya Ee Senegal Oo Laga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo “SAWIRRO”

Next Post
Danjiraha Soomaaliya Ee Senegal Oo Laga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo “SAWIRRO”

Danjiraha Soomaaliya Ee Senegal Oo Laga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo “SAWIRRO”

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qayb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo...

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

May 12, 2026
0

Xeebta Baraawe waxay xambaarsantahay saakay muuqaal ka hadlaya nolol, halgan iyo rajo. Wiil yar oo garanaya qiimaha nolosha ayaa badda...

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In