Sunday, August 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Looga Hadlayay Wax Ka Badalka Hindise Sharciyeedka Dhulalka Oo Lagu Qabtay Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay horumarinta Baydhabo oo lagu qabtay isla magaaladaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ahaa mid dib u eegis loogu sameynayo Hindise sharciyeedka sharciga dhulalka oo ay soo diyaarisey Wasaaradda Howlaha guud iyo dib-u-dhiska Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtey magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Shirkan waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah bulshada rayidka, guddiyo ka socdey Baarlamaanka Koonfur Galbeed, Agaasimayal ka socdey Wasaaradaha, .Maamulka Gobolka Baay iyo Mas’uuliyiinta Wasaaradda howlaha guud iyo dib-u-dhiska Koonfur Galbeed oo sharcigan soo diyaariyey

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

August 2, 2026

Sharciga dhulalka oo ay soo meelmariyeen Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed hadana horyaalla Barlamaanka ayaa ah mid xadidaya isqab qabsigii dhulalka, lahaanshiyaha dhulalka iyo dhibaatooyinkii ka imaan jirey

Cusmaan Buulle Guddoomiyaha Guddiga Amniga, dib-u-dhiska iyo horumarinta reer miyaga ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow ayaa waxa ay isbar bardhig ku sameeyeen sida ay muhiim u tahay in lahelo ugu horeyn sharciyada iyo xeerar kala saaraya isqabqabsiga dhulalka,  ayna ku howlanyihiin in sharcigan la dhameystiro oo uu Baarlamanka ansixiyo

Maxamed Cali Colow ku-simaha Wasiirka Howlaha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda ayaa sheegey in sharcigan faa’iido badan laga dhaxli doona, maadaama dhibaatooyinka ugu badan ee xiligan jira ay ka dhashaan isqab-qabsiga dhulalka

 

 

Previous Post

Danjiraha Soomaaliya Ee Senegal Oo Laga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo “SAWIRRO”

Next Post

Marxuum Cali Khaliif Galeyr Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Marxuum Cali Khaliif Galeyr Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Muqdisho “SAWIRRO”

Marxuum Cali Khaliif Galeyr Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Muqdisho “SAWIRRO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

August 2, 2026
0

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi...

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

August 2, 2026
0

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladd Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Maxkamadda Degmada Xarardheere...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In