Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Beyle”Waxey ila noqotay in qolkii aan shirka u fadhiyay uu mugdi noqday”

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasiir Beyle”Waxey ila noqotay in qolkii aan shirka u fadhiyay uu mugdi noqday”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta waa maalin xasuus weyn naga mudan oo aan ku xusuusanayno dhibaatadii iyo xasuuqii argagixisadu u geysatay walaaleheen soomaaliyeed.

Maalintii 14-ka October 2017, waxa aan ku sugnaa Washington oo aan uga qeyb galayay shir ku saabsanaa arrimaha dhaqaalaha Soomaaliya.

Related posts

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026

Aniga oo shirka ku jira ayay isoo gaartay akhbaarta naxdinta leh ee ku saabsaneyd wixii dhacay, durbadiiba waan naxay, waxa ayna ila noqotay in qolkii aan shirka u fadhiyay uu mugdi noqday.

Murugada iyo ciilka aan daraamay maalinkaas halkaan ama xarfo qoraal ah kuma soo koobi karo, dareenkeyga waa mid aan la wadaagay dhamaan walaalaha Soomaaliyeed.

Markii aan dalka dib ugu soo laabtay meeshii ugu horeysay ee aan tagay waxa ay aheyd #ZOOBE oo ah halkii dhibaatadu ay ka dhacday.

Markii aan arkay sida ay wax u dheceen, burburkii goobta iiga muuqday iyo dhaawaca ama dhimashada walaaleheen waxaa ii caddaatay in argagixisadu aysan wax arxan ah inoo heynin balse ay sugayaan in aan u midoowno, isla markaana qof waliba uu waajibkiisa ka soo boxo.

Gaba-gabadii waxa aan Tacsi u dirayaa Eheladaada iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed, sidoo kale waxa aan isku boorineynaa in aan u midoowno ka hortagga dhibka cadawgu inoo soo maleego.

Abdirahman Dualeh Beileh sii-hayaha wasiirka maaliyadda dowladda Soomaaliya

Previous Post

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay maaddo laga sameeyo qaraxyada iyo dadkii soo geliyay dalka

Next Post

QM “Waxaan murugada la qeybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay qaraxii 14-kii Oktoobar”

Next Post
QM “Waxaan murugada la qeybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay qaraxii 14-kii Oktoobar”

QM “Waxaan murugada la qeybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay qaraxii 14-kii Oktoobar”

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In