Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gargaarka XFS oo kulan la qaadatay mas’uuliyiinta Wasaaradda+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gargaarka XFS oo kulan la qaadatay mas’uuliyiinta Wasaaradda+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa kulan looga hadlayay dardar gelinta shaqada Wasaaradda la qaadatay shaqaalaha iyo masuuliyiinta Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta masiibooyinka.

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa diirada lagu saaray fulinta qorshe howleedka billaha soo socda ee Wasaaradda u yaala, kullanka ayaa ahaa kii u horreyay tan iyo markii ay xilka la wareegtay Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye.

Related posts

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026
Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

August 22, 2026

Wasiirka oo ka hadashay kulanka ayaa sheegtay in ujeedka kulanka uu yahay qaabka horay loogu sii socon lahaa oo loo dardar gelin lahaa waajibaadka Wasaaradda.

“ Waxaan ka wada hadleynay qaabkii horay loogu sii socon lahaa, loo dardar gelin lahaa waajibaadka na saaran oo ay ugu horeyso inaan raacno faritaanka Ra’iisal wasaare Rooble oo ah qorshe howleedka barnaamijkiisa xukuumadda oo ah sagaashanka cisho ee ugu horeeyo iney Wasaaradda soo bandhigto barnaamijkeeda hor tebinta leh,” ayay tiri Wasiir Khadiijo oo kulanka ka hadashay.

Kulanka ka dib, Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo masiibooyinka Qaranka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa kormeer ku sameysay waaxda wargelinta xaaladaha deg dega ah, halkaas oo ay warbixin kaga dhageysatay shaqaalaha xarunta.

Kullankan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha Guud iyo madax qeybeedyada Wasaaradda.

Tags: Wasiirka Gargaarka XFS oo kulan la qaadatay mas’uuliyiinta Wasaaradda+Sawirro
Previous Post

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada JFS oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjireyaasha  Masar iyo Jarmalka+Sawirro

Next Post

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo kormeeray Xarunta Dhul bixinta Dowladda Hoose+Sawirro

Next Post
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo kormeeray Xarunta Dhul bixinta Dowladda Hoose+Sawirro

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo kormeeray Xarunta Dhul bixinta Dowladda Hoose+Sawirro

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday xarunta Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday xarunta Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BEIJING):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdigataax Qaasim Maxamuud, oo magaalada Beijing ee xarunta dalka...

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In