Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Ciidanka Jabuuti oo qalab isboorti ku wareejiyay bahda isboortiga Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Ciidanka Jabuuti oo qalab isboorti ku wareejiyay bahda isboortiga Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Jabuuti ee ka qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qalab isboorti oo dhameeystiran ku wareejiyay xiriirka kubbada cagta ee Gobalka Hiiraan iyo kan Degmada Beledweyne si loogu horumariyo ciyaaraha Gobalka.

Munasabad kooban oo lagu wareejinayay agabka isboorti waxaa ku sugnaa Maamulka Gobalka,  Sarakiisha Jabuuti iyo Uruurada Bulshada degmada, waxaana Madaxda ciyaaraha ay ka mahadceliyeen agabka isboorti ee ay Jabuuti ugu deqeen.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

August 1, 2026
Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

August 1, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Sheekh Cabdullaahi Maadeey oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Maamulkooda uu dhiiri gelinayo isdhexgalka bulshada, isagoo ciidamada AMISOM gaar ahaan Walaalaha Jabuuti uga mahadceliyay qalabka isboorti oo ay soo gaarsiiyeen xiriirka kubadda Cagta ee Gobolka.

Guddoomiyaha ayaa faah faahin ka bixiyay waddooyin dib u dhis lagu sameynayo oo ka socda magaalada Beladweyne, kuwaasi oo uu tilmaamay inay meel gabo gabo ah mareyso, isagoo shacabka ugu baaqay inay ilaashadaan waddooyinka dib u dhiska lagu sameynayo, ayna ka qeyb qaataan horumarinta gobolka.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Waddada Jubada sare oo xiriirisa inta u dhexeysa Ex Hotel Jubba iyo 4-ta Jardiino “SAWIRRO”

Next Post

Mareykanka: Kuwee ahaayeen Madaxwaynayaashii  ku guul darreystay in mar labaad la doorto

Next Post
Donald Trump oo si rasmi ah loogu doortay in uu noqdo musharaxa xisbiga Jamhuuriga

Mareykanka: Kuwee ahaayeen Madaxwaynayaashii  ku guul darreystay in mar labaad la doorto

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u direy bulshada deegaanada Puntland & Maamulkaba sanad guuradda...

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KAMPALA):-Shir Madaxeedkii gaarka ahaa ee dalalka ciidamada ku taageera hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), oo ka qabsoomay magaalada...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii argagixiso ee loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn (drones) ee...

Soomaaliya oo shir heer caalami ah kaga qayb gashay dalka Libya

Soomaaliya oo shir heer caalami ah kaga qayb gashay dalka Libya

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LIBYA):-Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), oo uu hoggaaminayo Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Maxamed Haaruun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In