Wednesday, June 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaxooti Itoobiyaan ah oo gaaray Suudaan iyo digniino lasoo saaray

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Qaxooti Itoobiyaan ah oo gaaray Suudaan iyo digniino lasoo saaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan lix kun oo Itoobiyaan ah ayaa gaaray dalka Suudaan  si ay uga baxsadaan dagaalada ka socda gobolka Tigray-ga  sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Suudaan.

Dowladda Suudaan ayaa filaysa in 200,000 oo Itoobiyaan ah ay soo gaaraan dhulkeeda  maalmaha soo socda, maadaama dagaalku sii socdo.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026

Hay’adaha gargaarka oo diyaarinaya  xero qaxooti oo la dejiyo dadka soo qaxaya ayaa ka digtay in dhibaato bini’aadanimo ka dhalato qalalaasaha ka socda Itoobiya.

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa hore u go’aamiyay in howlgal military laga fuliyo gobalka Tigrega si loosoo afjaro jabhadaha  hubeysan  ee mucaaradka ku ah dowladda.

Boqolaal qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen intii uu socday dagaalka, taas oo dhalisay  cabsi laga qabo in dagaal sokeeye qarxo.

Mas’uuliyiinta dowladda Itoobiya ayaa shegay in aysan wax wada-hadal la geli doonin dowlad deegaanka Tigerega, illaa ay ka baabi’iyaan dhammaan hubka militariga, siina daayaan saraakiisha federaalka ah ee ay xirteen.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Dajiraha Mareykanka ee Soomaaliya oo ka wada-hadlay iskaashiga labada dhinac

Next Post

DegDeg Ra’iisul wasaaraha Baxreyn oo geeriyooday

Next Post
DegDeg Ra’iisul wasaaraha Baxreyn oo geeriyooday

DegDeg Ra’iisul wasaaraha Baxreyn oo geeriyooday

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
0

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In