Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay qoondada Haweenka oo lagu qabtay Jowhar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay qoondada Haweenka oo lagu qabtay Jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaani oo u dhexeeyay Wasaaradaha Haweenka iyo xaquuqul Insaanka Heer Federaal iyo Heer Maamul Gobaleed iyo Waxgarad ka soo jeeda deegaannada dowlad Gobaleedka Hirshabeelle, ayna ka qeyb galeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu ay tahay Hirshabeelle ayaa looga hadlay sidii haweenku u heli lahaayeen koontada ay ku leeyihiin Baarlamaanka ee ah 30%.

Waxgaradkii kulanka ka soo qaybgalay ayaa haweenka u tilmaamay inay muhiimtahay in la ilaaliyo qoondada haweenka, waxayna sheegeen dhankooda ay diyaar u yihiin xaqiijinta xaquuqda haweenka.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Xaquul Insaanka ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur, ku amaantay Wasaaradda Haween ka iyo xaquuquk insaanka .ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya dadaallada ku aadan horumarka Haweenka ay la doonayaan.

Xildhibaan Faadumo Farax Ibraahim iyo Xildhibaan Farxiyo Maxamuud Dhaqane oo ka mid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si wada jir ah odayaasha dhaqanka uga codsaday inay gacan ku siiyaan siddii haweenku uga qayb qaadan la haayeen hogaanka dalka.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Xiis Xasan Aadan ayaa madaxda sare ee dalka ka dalbatay in haweenku gacan lagu siiyo sidii ay ku heli lahaayeen qoondada ay ku leeyihiin dowladda.

Previous Post

Faransiiska oo Dalka Mali ku dilay horjooge ka tirsanaa koox Al-qaacidda xiriir la leh “SAWIRRO”

Next Post

H.E President Farmajo: “Somalia is ready for the forthcoming elections”

Next Post
Madaxweyne farmaajo oo u hambalyeeyey madaxweyanaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden

H.E President Farmajo: “Somalia is ready for the forthcoming elections”

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In