Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha cusub ee Telefishinka Qaranka oo xilka kala wareegay agaasimihii hore”SAWIRRO”

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha cusub ee Telefishinka Qaranka oo xilka kala wareegay agaasimihii hore”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabaddan oo ay ka soo qeyb galeen Wasiirka warfaafinta XFS, agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta,agaasimaha guud ee wasaaradda haweenka,agaasimaha hab-maamuuska Madaxtooyadda Qaranka,agaasimaha shaqaalaha iyo tababarada warfaafinta,agaasimaha warfaafinta gobolka Banaadir,ururada saxaafadda iyo mas’uuliyiin kale ayaa waxaa xilka kula kala wareegayay agaasimaha cusub ee Telefishinka Qaranka iyo agaasimihii hore.

Munaasabadda oo ka dhacday xarunta wasaaradda warfaafinta ayaa ugu horreyn waxaa ka hadlay  Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya  mudane C/naasir Xuseen wuxuuna sheegay in agaasimaha cusub iyo agaasimihii hore ay yihiin dad uu ku tuhmayo karti iyo aqoon.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026

Agaasimihii hore ee Telefishinka, Faarax Salaad Dharaar ayaa sheegay in wax badan ay u qabsoomeen muddadii uu joogay xafiiska, isagoo agaasimaha cusub u rajeeyay in uu alle ku guuleeyo mas’uuliyadda.

Agaasimaha cusub ee Telefishinka Qaranka mudane, Sharmaake Maxamed Warsame ayaa agaasimihii hore uga mahadceliyay dadaalladiisi uu Qaranka ugu soo shaqeeyay, wuxuuna tilmaamay inuu halkaas kasii wadi doono shaqada loo igmaday.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane, Cismaan Abuukar Dubbe ayaa agaasimihii hore ee Telefishinka ku boggaadiyay shaqadi uu qabtay muddadii uu joogay,isagoo agaasimaha cusub iyo ku xigeenkiisa u rajeeyay in Alle ku guuleeyo howsha loo igmaday  ee ah in ay Qaranka u adeegaan.

Previous Post

Xafiiska SOMINVEST ee wasaaradda Qorsheynta XFS oo ku biiray Ururka Hay’adaha Dhiirigelinta Maalgashiga Adduunka

Next Post

Ethiopia oo sheegtay in weerar hoobiyeyaal ah lagu qaaday garoomo ku yaala Ismaamulka Amxaarada

Next Post
Ethiopia oo sheegtay in weerar hoobiyeyaal ah lagu qaaday garoomo ku yaala Ismaamulka Amxaarada

Ethiopia oo sheegtay in weerar hoobiyeyaal ah lagu qaaday garoomo ku yaala Ismaamulka Amxaarada

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In