Thursday, July 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka amniga oo iyo guddiga amniga golaha shacabka oo maanta ka wadahadlay arrimo muhiim ah +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka amniga oo iyo guddiga amniga golaha shacabka oo maanta ka wadahadlay arrimo muhiim ah +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
Guddiga amniga ee golaha shacabka ayaa maanta kulan looga hadlayay adkeynta amniga xilliga doorashooyinka waxay la qaateen wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya.
Xubnaha guddiga amniga golaha shacabka ayaa su’aalo amniga la xiriira ku weydiiyeen wasiirka amniga, Xasan Xundubey Jimcaale iyo mas’uuliyiinta kale ee wasaaradda oo wasiirka kulanka ku wehliyay.
Kulanka oo ka dhacay xarunta ku meel gaarka ah ee golaha ee Villa Hargeysa ayaa waxaa mas’uuliyiinta ku gorfeeyeen ahmiyadda ay leedahay wada shaqeynta laamaha amniga xilliga doorashada.
Guddoomiyaha guddiga amniga ee golaha shacabka, xildhibaan Maxamed Cabdulle Faarax Geeseey ayaa u mahad celiyay dhammaan mas’uuliyiintii kulanka ka qeybgashay gaar ahaan madaxda wasaaradda amniga gudaha.
Wasiirka amniga waxaa kulanka ku wehliyay wasiir ku xigeenka wasaaradda Farxaan Cali Axmed iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda.
Previous Post

UK oo danjire cusub u soo magacawday Soomaaliya

Next Post

Maxkamadda ciidamada oo xukun dil ah ridday maanta

Next Post
Maxkamadda ciidamada oo xukun dil ah ridday maanta

Maxkamadda ciidamada oo xukun dil ah ridday maanta

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In