Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaraddaha Caafimaadka Federaalka iyo Galmudug oo kulan  yeeshay “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaraddaha Caafimaadka Federaalka iyo Galmudug oo kulan  yeeshay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaraddaha Caafimaadka Federaalka iyo Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulan ku saabsan xoojinta xiriirka  labada Wasaaradood iyo dardar galinta Shaqooyinka socda ee la xiriira adeegyada caafimaad, dhamaan xarumaha Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Kulankan oo ay ka qayb galeen xubnno Sare oo ka socdey hey’adda Caafimaadka  aduunka ee WHO, waxaa Wasaaradda Caafimaadka Federaalka ku matalayay Mas’uuliyiin ay hoggaaminaysay Madaxa Waaxda HIV- ee Wasaaradda Caafimaadka Xukumadda Federaalka Soomaaliya  Sacdiya Cabdisamad Kulankan ayaa intii uu socday lagu gorfeeyay nuxurka Shaqooyinka socda iyo guulaha laga gaarey, goobaha adeegyada caafimaad ay ka socdaan ee warbixinadooda lagu wadaagey Kulankan.

Related posts

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdulahi Jaamac oo shir Guddoominayay kulankan ayaa bogaadiyay isku xirka iyo xog Wadaagga ka dhexeeya labada Wasaaradood, isagoo muujiyay in Kulanka uu ka dambeeyay heshiis dhowaan Muqdisho ay ku gaareen Wasaaraddaha Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo tan Federaalka.

Previous Post

Congress-ka Mareykanka oo ansixiyay doorashadii Joe Biden

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilaya Hoggaamiyaasha Xisbiyada “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilaya Hoggaamiyaasha Xisbiyada “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilaya Hoggaamiyaasha Xisbiyada “SAWIRRO”

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

May 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

May 14, 2026
0

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In