Thursday, July 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Gaashaandhiga XFS oo sheegatay in ay wadaan howlgalo lugu baacsanayo kooxda argagixisada ee Al-shabaab.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Gaashaandhiga XFS oo sheegatay in ay wadaan howlgalo lugu baacsanayo kooxda argagixisada ee Al-shabaab.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiir ku xigeeenka wasaaradda Gaashaandhiga XFS Cabdifitaax Qaasim ayaa sheegay in wasaaraddu ay wado howl galo lagu baacsanayo kooxda nabadiidka ah ee Al-shabaab degaanada ay kaga suganyihiin dalka isagoo sheegay in howl galku uu sii socon doona ilaa inta guusha ugu dambayso laga gaari doono .

Wasiir ku xigeenka ayaa sido kale sheegay in howla galadaani ay u kala qaybsami doonaan dagaal toos ah iyo duqayn dhanka cirka ah iyo mid miino baaris taasi oo looga hortagi doono qatarada ay nabadiidku umaleegayaan umadda Soomaaliyeed.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026

Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in howl galadii ugu dambeeyay oo ay ciidamadda Xoogga dalka ay seemeeyeen lagu burburiyay idaacadii ku hadli jirtay afka argagixisadda ee Andulus.

Ugu dambayntii wasiirka ayaa sheegay in ciidamadda Xoogga Dalka ay bartilmaameedsan doonan fariisin walba oo ay leeyihiin kooxda nabadiidka ee Al-shabaab.

Previous Post

Ciidamada ilaalada deegaanka dowladda hoose ee Xamar oo howlgalo ka wado suuqa Xamarweyne.

Next Post

Maamulka Deegaanka Bacaadweyne oo faahfaahin ka bixiyey dagaal ka dhacay deegaankaas.

Next Post
Maamulka Deegaanka Bacaadweyne oo faahfaahin ka bixiyey dagaal ka dhacay deegaankaas.

Maamulka Deegaanka Bacaadweyne oo faahfaahin ka bixiyey dagaal ka dhacay deegaankaas.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In