Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dimoqraadiyiinta oo bilaabay maamus ka xayuubinta Trump

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Dimoqraadiyiinta oo bilaabay maamus ka xayuubinta Trump
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnaha dimoqraadiga ee ku jira golaha wakiilada Mareykanka ayaa bilaabay in ay maamus ka xayuubin ku sameeyaan madaxweyne Trump, isagoo lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay rabshadihii ka dhacay aqalka Capitol Hill ee baarlamaanka ku shiraan.

Haddii talaabadan dhaqan gasho madaxweyne Trump wuxuu noqon doonaa madaxweynihii labo jeer maamulka ay ka qaadeen golaha wakiilada.

Related posts

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026

Kumanan kamid ah taageeriyaasha Trump ayaa gudaha u galay xarunta Capitol Hill xilligaas ay ka socotay kulan wadajir ah oo labada aqal ku ansixinayeen guusha madaxweynaha la doortay ee Joe Biden.

Rabshadahaas ka dib, afhayeenka aqalka wakiilada Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa sheegtay in dhammaan xildhibaanada xisbigeeda iyo qaar kamid ah mudanayaasha xisbiga jamhuuriga qabaan in Trump lagu sii aamini karin xafiiska inta ka harsan muddo xileedkiisa oo ku eg 20 bishan Janaayo.

Kulanka maanta golaha yeesheen waxay soo saarayaan wax ka bedelka qodobka 25 aad ee dastuurka kaas oo sheegaya in madaxweyne ku xigeenka uu xilka kala wareego madaxweynaha haddii uu diidana golaha waxay ka doodi doonaan maamus ka xayuubinta Arbacada soo aadan.

Afhayeenka congresska ayaa sheegtay in kulanka uu ka soo qeybgali doono madaxweyne ku xigeenka Mike Pence.

Dadka ka faalooda siyaasadda Mareykanka waxay leeyihiin, in madaxweyne sagaal cisho uga harsan tahay muddo xileedkiisa maamuska laga xayuubo ma ahan wax sidaas u weyn, laakiin haddii arrintan dhaqan gasho madaxweyne Trump ayay ka hor istaagi doontaa in uu isu soo sharaxo doorashada sanadka 2024.

Previous Post

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley duqa Muqdisho +Sawirro

Next Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay madaxda warbaahinta +Sawirro

Next Post
Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay madaxda warbaahinta +Sawirro

Ra'iisul wasaare Rooble oo la kulmay madaxda warbaahinta +Sawirro

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In