Thursday, July 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada midoobay oo soo dhaweysay go’aanka madaxweynaha cusub ee Mareykanka.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Qaramada midoobay oo soo dhaweysay go’aanka madaxweynaha cusub ee Mareykanka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaramada midoobay ayaa soo dhaweysay in Mareykanka soo celiyo wada-shaqeyntii kala dhexeysay Ururka Caafimaadka Adduunka.

Xog-hayaha guud ee qaramada  midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweyay  go’aanka madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka ku saxiixay wada-shaqeynta kala dhaxeysa Ha’adda caafimaadka adduunka.

Related posts

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026

Bayaan uu soo saaray afhayeenka xoghayaha guud ee qaramada midoobay ayaa lagu sheegay  in taageerada la siinayo ururka caafimaadka aduunka ay muhiimad weyn u leedahay dadaalada caalamiga ah ee wax looga qabanaayo cudurka faafa ee COVID 19.

Sidookale waxaa lagu sheegay inla gaaray waqtigii si wada jir ah loo shaqayn lahaa si loo joojiyo faafidda Karoona Fayras.

Madaxaxwaynaha cusub ee Marayakanka Joe Biden ayaa saxiixay go’aankaan maalintii ugu horeysay ee uu xafiiska la wareegay,go’aankaan dib  dowladda Maraykanka ugu soo celineyso xirirrikii wada shaqaynta ahaa ee kala dhaxeeyay ururuka caafimaadka adduunka.

Previous Post

Sacuudiga oo sheegay in ay dhalasho siinayaan carruurta aan waalidkood la aqoonin.

Next Post

Madaxda Wasaaradaha Ganacsiga iyo Maaliyadda oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Wasaaradood “SAWIRRO”

Next Post
Madaxda Wasaaradaha Ganacsiga iyo Maaliyadda oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Wasaaradood “SAWIRRO”

Madaxda Wasaaradaha Ganacsiga iyo Maaliyadda oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Wasaaradood “SAWIRRO”

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
0

Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In