Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madasha isbadalka cimilada ee Qaranka (NCOF) oo maanta ku furantay habka fogaan Arraga+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madasha isbadalka cimilada ee Qaranka (NCOF) oo maanta ku furantay habka fogaan Arraga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kullan Aqoon Isweedaarsi ah oo ay soo qaban qaabisay Urur gobaleedka IGAD, Xarunteeda Cimilada Icpac, oo ku qabsoomay Aalada fogaan arraga ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah Agaasimiyaasha dowlada federaalka ah Soomaaliya,Agaasimaha Icpac, kooxda ka shaqeyso Saadasha hawada ee Soomaaliya (SIMMWG), hay’adda Caalamiga ah ee Car, xubna ka socda hay’addaha ku howalan arrimaha Isbadalka Cimilada Gobalka iyo kuwa caaalami ah.

Madasha Isbadalka Cimilada ee Qaranka (NCOF) ayaa socon doonto 3-da ilaa 4-da Maarso 2021, Iyada oo furitaanka uu hadal kooban ka jeediyay Agaasimha Icpac Guuled Cartan oo sharaxay madasha oo sannadka gudahiisa la qabto saddex xilli ama saddex mar oo muhiim u ah dalalka geeska Africa iyada oo la wanaajinaayo kor u qaadista, fahamka iyo adeegsiga saadaashaas, isla amrkaana tilmaayay in Soomaaliya ay si xoogg badan ay kala shaqeeyn talaaboyinka muhiimka ah.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

Kulankan waxaa loo abaabulay inuu qabto NCOF saadaasha xilliga Maarso – May 2021 taasoo hagaysa wax soo saarka cimilada iyo saadaasha cimilada si loogu daro dhammaan arrimaha khuseeya isticmaalayaasha saadaasha iyada oo la wanaajinaayo kor u qaadista, fahamka iyo adeegsiga saadaashaas,

Sidoo kale Madasha Isbadalka Cimilada ee Qaranka (NCOF) waxaa warbxin looga dhageystay Isku duwiyaasha Madasha ee Soomaaliya ee Wasaaradaha dowlada federaalka ah Soomaaliya ee kala ah Wasaaradda Tamaata iyo Biyaha, Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka, Wasaaradda Beeraha, Wasaaradda Xanaalada, Xoolaha iyo dhirta daaqa iyo Wasaaradda Caafimaadka, waxa ayna soo bandhigeen saameynta roobabkii da’ay iyo hanaanka looga faa’iideystay billaha Oktobar, Nofebar, iyo Diseebar 2020, iyada oo la dul istaagay Duufaantii GHATI qasaarahii ka dhashay iyo tallaaboyinka wax-ku-oolka ah ee laga gaaray Arrimaha Fathaada iyo Abaarta koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Madasha Isbadalka Cimilada ee Qaranka (NCOF) ayaa wali socoto waxaa la filayaa in maalinta berri ah laga soo saaro war-saxaafadeed.

Tags: Madasha isbadalka cimilada ee Qaranka (NCOF) oo maanta ku furantay habka fogaan Arraga+Sawirro
Previous Post

Gabdho saxafiyiin ah oo lagu dilay Afghanistaan

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha XFS iyo odayaasha Hiiraan oo ka wada hadlay xoojinta amniga “Sawirro”

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha XFS iyo odayaasha Hiiraan oo ka wada hadlay xoojinta amniga “Sawirro”

Wasiirka arrimaha gudaha XFS iyo odayaasha Hiiraan oo ka wada hadlay xoojinta amniga "Sawirro"

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In