Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

QM: Ciidanka Ethiopia iyo Eritrea waxaa macquul ah in ay galeen dambi dagaal

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
QM: Ciidanka Ethiopia iyo Eritrea waxaa macquul ah in ay galeen dambi dagaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War saxaafadeed Khamiistan maanta ah ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqda aadanaha ayaa lagu sheegay in Ethiopia looga fadhiyo in ay baariyaasha  QM u ogolaato in ay galaan gobolka Tigray ee dalkaas is ay u baaraan wararka sheegaya in dilal joogto ah iyo ficilo argagax leh oo kufsiga kamid yahay ka jiraan halkaas.

Michelle Bachelet, oo ah madax xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dhinacyo kala duwan oo ku lug leh colaadda gobolka ay geysteen xadgudubyo ka dhan ah aadanaha oo noqon kara dambi dagaal.

Related posts

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026

“Dhinacyo kala duwan oo ku lug leh colaadda waxaa lagu sifeyn karaa sida ugu macquulsan, dambiiliyaal waxaana ku jira ciidanka qaranka Ethiopia, TPLF, ciidanka Eritrea, ciidanka gobolka Amxaaradaha iyo maleeshiyaad kale” ayay tiri.

Gobolka Tigray ee waqooyiga Ethiopia waxaa laga soo sheegayaa in xaalad adag ay ka jirto warbaahinta caalamiga ah qaarkood ayaa soo bandhigay ficilo laga naxo oo shacabka loo geystay, sida kufsiga, dilalka joogtada ah iyo dhibaatooyin kale.

Isha warkan: Reuters

Previous Post

Maxkamadda Sare oo soo saartay go’aano ku saabsan xakameynta COVID-19

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo amartay in la xiro goobaha waxbarashada

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo amartay in la xiro goobaha waxbarashada

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo amartay in la xiro goobaha waxbarashada

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
0

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay in muddo ah ku mashquulsaneyd in arrimaha Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed lagu xaliyo talo ay...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In