Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee xakameynta COVID-19 oo laga hadlay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Doorka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee xakameynta COVID-19 oo laga hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay doorka Xildhibaannada uga aadan xakameynta cudurka COVID-19, kaasi oo fara ba’an ku haya dalkeenna.

Xildhibaan Cabdi Shire Cayaar jecel, Senator Zamzam Ibraahim Cali iyo Senator Nuuro Faarax Jaamac oo ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, Golaha shacabka iyo Golaha Aqalka Sare, kana qeyb galay barnaamij dood furan ah oo lagu falan qeynayay sida loo dhaqan gelin karo go’aannada Xukuumada ka soo baxay iyo doorka Xildhibaannada uga aadan, ayaa sheegay inay dhankooda gacan weyn ka geysan doonaan wacyigelinta bulshada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xildhibaannada ayaa xusay in telefoonada ay bulshada ugu soo dhaceyso fariimo wacyigelin ah oo ay ugu horeysay marka qofka uu telefon gacanta ah ehelkiisa iyo asaxaabtiisa wacayaan, taasi oo qeyb lixaad ah ka qaadan kara xakameynta cudurka COVID-19.

Xildhibaannada ayaa waxa ay tilmaameen in uu jiro dadaal aad u xogan oo ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Caafmaadka  ay waddo, iyagoo ganacsatada ugu baaqay in isbitaalada ay dhaqaale ku kabaan si bukaanada uu soo rito cudurka COVID-19 loogu gado haanta neefbixiyaha ah (Oxygen)

Sheekh Axmed Cabdi Cumar oo ah nin sharci yaqaan ah, kana mid ha mashaa’iqda Soomaaliyeed oo isna barnaamijka ka qeyb galay ayaa soo jeediyay in la joogteeyo wacyigelinta bulshada, si shacabka ay faham buuxda uga helaan saameynta cudurka.

DAAWO warbixinta oo dhameystiran 

Previous Post

Wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka Galmudug oo kormeeray Isbitaalka Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Taliyaha Booliska oo ka Tacsiyadeeyey geerida ku timid AUN Jeneraal Cismaan Maxamuud Siyaad “Koriyeeri” iyo Saraakiil kale

Next Post
Taliyaha Booliska oo ka Tacsiyadeeyey geerida ku timid AUN Jeneraal Cismaan Maxamuud Siyaad “Koriyeeri” iyo Saraakiil kale

Taliyaha Booliska oo ka Tacsiyadeeyey geerida ku timid AUN Jeneraal Cismaan Maxamuud Siyaad “Koriyeeri” iyo Saraakiil kale

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In