Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sheekh Bashiir “Shaqada ka socota Isbitaal Martiini waa Jihaad oo kale ee halaga wada qeyb qaato”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Sheekh Bashiir “Shaqada ka socota Isbitaal Martiini waa Jihaad oo kale ee halaga wada qeyb qaato”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bulshada ugu baaqday inay ka qeyb qaataan howlaha loogu gurmanayo isbitaalka Martiini oo ka mid ah goobaha lagu daweeyo dadka uu soo rito cudurka COVID-19.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed oo ka mid ahaa culimaa’udiin maanta booqatay Isbitaalka ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday inay ka qeyb qaataan u gurmashada Isbitaalka oo u baahan in laga caawiyo qalabka neef bixiye (oxygen).

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

“Waxaa fariin ka soo direynaa isbitaalka jihaadka uu ka socdo oo ah Isbitaalka Martiini, oo shaqada lagu hayo  jihaad u dhiganto waa badbaadinta dadka Muslimiinta Soomaaliyeed oo maanta cudurkaas uu dadka dilanaayo, akoonada waxaa maamuli doono culimo iyo dad isxilqaamay, waxaa la joogaa waqtigii la isu gurman lahaa ee soo gurmada, Allaha naga dhigo kuwii iskaalmeeya oo liibaana” ayuu yiri Sheekh Bashiir.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray ganaax lacageed oo ku saabsan Afxirashada

Next Post

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo geeriyooday

Next Post
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo geeriyooday

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In