Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Sri Lanka oo mamuucaysa xirashada jilbaabka

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Dowladda Sri Lanka oo mamuucaysa xirashada jilbaabka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Sri Lanka ayaa mamnuucaya xirashada jilbaabka sidoo kalena waxaa la xiri doonaa 1,000 madaraso oo lagu barto diinta Islaamka, talaabadan ayaa si weyn u sameyn doonta muslimiinta tirada yar ee dalkaas ku nool.

Wasiirka nabad geliyad guud Sarath Weerasekera ayaa shir jaraaโ€™id ka sheegay sabtida maanta ah ka dib markii jimcihii shalay golaha wasiirada ansixiyeen go’aankan, waxaana lagu sababeeyay sugidda amniga qaranka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ฅ๐š ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 30, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay howlwadeennno ka tirsan Wasaaradda oo fursado waxbarasho ka helay Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay howlwadeennno ka tirsan Wasaaradda oo fursado waxbarasho ka helay Shiinaha

August 30, 2026

Sidan oo kale dowladda ayaa 2019 joojisay xirashada jilbaabka ka dib markii qaraxyo lagu beegsaday Kiniisado iyo Hoteelo ku yaala dalka Sri Landka, kuwaas oo lagu dilay in ka badan 250 ruux.

Muslimiinta Sri Landka ayaa goโ€™aanka dowladda u arka mid xadgudub ku ah xuquuqdooda diineed iyo tan muwaadin.

Weerasekera ayaa sheegay in dowladda sidoo kale mamnuuceyso 1,000 madaraso, kuwaas oo uu ku eedeeyay in ay jabiyeen siyaasadda waxbarashada dalka, sida uu hadalka u dhigay.

โ€œQofna inta dugsi furto waxa uu rabo ma bari doonto carruurta,โ€ ayuu yiri wasiirka.

Mamnuucista jilbaabka ay xirtaan gabdhaha muslimiinta ayaa daba socda goโ€™aan dowladdu soo saartay sanadkii hore oo ahaa in qof kasta oo coronavirus u dhinta la gubo, goโ€™aankaas oo ka soo hor jeeda sharciga islaamka.

Laakiin go’aankaas ayaa meesha laga saaray markii dowladda dhaleeceyn caalami ahย  kala kulantay Mareykanka iyo kooxaha xuquuqul insaanka.

Previous Post

Maamulka Goboolka Banaadir oo carruur Soomaaliyeed ka caawiyay caafimaad dibadda ah โ€œSAWIRROโ€

Next Post

DEG DEG: Diyaarad milatiri oo ku burburtay dalka Kazakhstan

Next Post
DEG DEG: Diyaarad milatiri oo ku burburtay dalka Kazakhstan

DEG DEG: Diyaarad milatiri oo ku burburtay dalka Kazakhstan

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ฅ๐š ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ฅ๐š ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 30, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Mudane...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay howlwadeennno ka tirsan Wasaaradda oo fursado waxbarasho ka helay Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay howlwadeennno ka tirsan Wasaaradda oo fursado waxbarasho ka helay Shiinaha

August 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mid ah...

Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowliga oo hirgeliyay isku-xirka nidaamka mushahar bixinta iyo Aqoonsiga NIRA

Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowliga oo hirgeliyay isku-xirka nidaamka mushahar bixinta iyo Aqoonsiga NIRA

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda ayaa hirgelinaya isku-xirka Nidaamka Mushaar-bixinta Dowladda (Payroll/SFMIS) iyo Aqoonsiga Qaranka ee NIRA. Xafiisku wuxuu...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In