Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Guddiga farsamada Doorashooyinka oo ka hadlay shir uga furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Guddiga farsamada Doorashooyinka oo ka hadlay shir uga furmay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ee arrimaha Doorashooyinka, ahna Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in maanta uu furmay shirkii Guddida Farsamada ee arrimaha Doorashoyinka Qaranka.

Wasiirku waxa xusay in xubnaha guddidu ka doodeen diyaarinta ajandayaasha shirka Qaran ee Madaxda Dowladda Federaalka, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ay yeelanayaan dhowaan.

Related posts

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

July 29, 2026

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareysay Xadgudubka loo geystay Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa

July 29, 2026

“Shirkan guddida farsamadu wuu furmay, waanu sii soconayaa maalmaha soo socda, waxaan rajaynaynaa in dhowaan ay inoo qabsoonto doorasho hufan oo horumar inoo horseedda”. Ayuu yiri Wasiir Cismaan Dubbe.

Xigasho: SONNA

Previous Post

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Next Post

Dhageysiga Dacwadda Baddeenna ee ay muranka gelisay Kenya oo galabta la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Next Post
Dhageysiga Dacwadda Baddeenna ee ay muranka gelisay Kenya oo galabta la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Dhageysiga Dacwadda Baddeenna ee ay muranka gelisay Kenya oo galabta la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

July 29, 2026
0

Shirweynaha Baarlamaanka Afrika ee (Pan-African Parliament) ayaa ka socda magaalada Midrand ee dalka Koonfur Afrika, waxaana shirka oo ay ka...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareysay Xadgudubka loo geystay Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa

July 29, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareynaysaa weerarka iyo gelitaanka Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa ee uu hoggaaminayay sarkaal Israa’iili...

Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo xoojinaya xiriirka labada dhinac ee Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo xoojinaya xiriirka labada dhinac ee Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 29, 2026
0

Mudane Abdisalam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa wadahadalo labo-geesood ah la yeeshay Mudanaha Sylvie Baipo Temon, Wasiirka...

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In