Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

in ka badan 300-arday Soomaali iyo ajaanib iskugu jira oo ka qalin jabisay jaamacadda Clarke ee dalka Uganda (Sawirada)

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
in ka badan 300-arday Soomaali iyo ajaanib iskugu jira oo ka qalin jabisay jaamacadda Clarke ee dalka Uganda (Sawirada)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ballaaran oo logu maamuusayay qalin jabinta arday oo dhamaysatay waxbarashada heerka labaad ee tacliinta sare ee Jaamacadda Clarke International University ayaa maanta lagu qabtay gudaha jaamacadda Clarke ee Caasimadda Kampala.

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

Xafladdan ayaa waxaa kasoo qeyb galay marti sharaf kala duwan oo ay kamid ahaayeen Mas’uuliyiinta dowladda Uganda gaar ahaan Wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare Uganda, bahda waxbarashada, waalidiinta ardayda iyo masuuliyiinta Jaamacadda Clarke.

Qaar ka mid ah masuuliyiintii ka qeyb galay Munaasabadda ayaa u hambalyeeyey ardayda maanta ka qalin jabisay Jaamacadda Clarke.

Ugu horeyn Gudoomiyaha Jaamacadda Clarke oo ka hadlay Munaasabada ayaa hambalyada farxadda qalin badalashada ardayda la wadaagay isagoo sheegay in ardayda qalin jabisay ay ka kooban yihiin 320 arday oo iskugu jira Soomaali, Ugandans , South Sudan, iyo Sudan.

Sido kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in ardaydan maanta dhameystay darajada labaad ee jaamacadda ay ahaayeen arday la yamid dadaal dheeri ah inta ay ku gudajireen Waxbarashadooda, gudoomiyaha ayaa sido kale ardayda u rajeyay in ay noqdaan kuwo cilmigooda ku intafaaca.

Qaar kamid ah arday maanta xafladooda qalin jabinta loo dabaal dagayey oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa dhankooda muujiyey dareenkooda farxadeed ee ku aadan in ay shahaadada heerka labaad ee master digriiga ka qaataan Jaamacadda Clarke International University iyaga oo u mahadceliyey waalidiintooda iyo macalimiintoodii u soo dhabar adeygay mudadii ay waxbarashada soo wadeen.

Previous Post

Xarumaha shidaalka Sacuudiga oo mar kale la weeraray

Next Post

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR UGU BAAQAY MADAXDA DOWLAD GOBOLEEDYADA IYO G/BANAADIR

Next Post
MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR UGU BAAQAY MADAXDA DOWLAD GOBOLEEDYADA IYO G/BANAADIR

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR UGU BAAQAY MADAXDA DOWLAD GOBOLEEDYADA IYO G/BANAADIR

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In