Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qalab Matoor oo lagu wareejiyay Maamulka degmada Xuddur “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Qalab Matoor oo lagu wareejiyay Maamulka degmada Xuddur “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Hay’ada ADRA ayaa maamulka degmada Xuddur ku wareejiyay qalab Matoor iyo Soolaro isugu jira, kaasi oo lagu tayaynayo sidii xaafadaha magaalada biyo loo gaarsiin lahaa.

Xuddur waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu ceelasha badan dalka, haseyeshee waa ceel gacmeedyo magaalada waxay lahaan jrtay labo ceel riig, way dumeen xiligaan lama isticmaalo magaalada waxa ka jira biyo yari.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026

Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha oo kaashanaysa hay’ada ADRA ayaa hirgelisay mashruucaan bulshada loogu faa’ideynayo in biyo nadiif ah helaan.

Muuse Mursal waa madaxa biyaha hay’adda ADRA deegaannada koonfur Galbeed ayaa xusay in qalabkan ay ugu talagaleen sidii bulshadu ay u heli lahayd biyo nadiif ah.

Guddoomiyaha Degmada Xuddur Maxamed Macalin iyo Guddiga biyaha ayaa siwada jir ah uga mahadceliyey Wasaaradda iyo hay’adda ADRA

Agaasimaha waaxda biyaha ee Wasaaradda tamarta iyo Kheyraadka biyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Liibaan Axmed Cabdulaahi ayaa amaanay shaqada guddiga biyaha degmada Xuddur ay hayaan, wuxunua u balan qaaday in Wasaaradda tixgelin doonto codsiyada biyaha wax looga qabanayo.

Previous Post

Bulshada Gobolka Mudug oo loogu baaqay inay qaataan tallooyinka Caafimaadka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo daah furay Hay’adda Tayo Dhowrka Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo daah furay Hay’adda Tayo Dhowrka Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo daah furay Hay’adda Tayo Dhowrka Soomaaliyeed "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
0

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In