Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan kor loogu  qaadayo  dimuquradiyada iyadoo la isticmaalayo tababarida haweenka oo Dhuusamareeb ka dhacay “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Kulan kor loogu  qaadayo  dimuquradiyada iyadoo la isticmaalayo tababarida haweenka oo Dhuusamareeb ka dhacay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ku saabsan kor u qaadista dimuquradiyada iyadoo la isticmaalayo tababarida haweenka si ay uga qayb-qaataan hanaanka siyaasadda dalka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb.

Kukanka ayaa waxaa  ka soo qayb-galay wasaaradda haweenka Galmudug, ayaa looga dooday sida ugu saxsan ee haweenku uga soo muuqan karaan masraxa siyaasadeed ee dalka.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Qaar ka mid ah haweenkii ka soo qayb-galay ayaa ka waramay arragtidooda kulanka iyo tababarada kor loogu qaadayo aqoonta haweenka, si ay u helaan wadiiqo ay kaga qayb-galaan arrimaha siyaasiga ah.

Xildhibaan Cibaado Yuusuf Axmed oo ka mid ah baarlamaanka Galmudug ayaa gaba-gabadii madasha ka hadashay waxa ayna xustay in haweenka looga baahan yahay inay kor u qaadaan waxbarashadooda si ay dalka iyo dadka wax u taraan.

Kulamada kor loogu qaadayo wacyigalinta bulshada ayaa bilihii la soo dhaafay lagu qabanayey degmooyinka Galmudug si dadku wax uga faa’idaan.

Previous Post

Shir maareynta hubka fudud oo lagu qabtay dalka Uganda +Sawirro

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug oo tababar u soo xirtay in ku dhow 30-dhalinyaro ah “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug oo tababar u soo xirtay in ku dhow 30-dhalinyaro ah “SAWIRRO”

Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug oo tababar u soo xirtay in ku dhow 30-dhalinyaro ah “SAWIRRO”

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In