Thursday, May 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Amaanka oo Xuutiyiinta Yaman ku eedeeyay in ay la shaqeyaan Al-Qaacida iyo Daacish

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Golaha Amaanka oo Xuutiyiinta Yaman ku eedeeyay in ay la shaqeyaan Al-Qaacida iyo Daacish
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay, oo kaashanaya war qoraal ah oo kaga yimid dowladda Yaman  ayaa sheegay in uu jiro xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya maleeshiyada Xuutiyiinta iyo ururada argagixisada Daacish iyo Al Qaacidada.

Warku wuxuu intaa ku daray in maleeshiyada Xuuthiyiinta ay dhawaan  sii daayeen 252 oo maxaabiis Al-qaacida ah, iyo sidoo kale mid ka mid ah dadkii ka danbeeyay qorshaha weerarkii Markabkii USS Cole, taasoo muujineysa in Xuuthiyiinta ay xariir adag la leeyahiin Al Qaacidada.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

May 14, 2026

Sidokale warbinta ayaa intaa ku dartay in 55 xubnood oo Al-qaacida ah oo ku sugan magaalada Sanca ay hoostagaan kooxda Xuutiyiinta.

Warbixinta ayaa muujisay in xiriirka Xuutiyiinta iyo ururada argagixisada uu gaarey heerkii ugu sareeyay, oo ay ka mid yahiin wada shaqeyn iyo xog isweydaarsi si loo wiiqo xasilloonida iyo midnimada shacabka Yaman.

Warqaddan ay Dawladda Yaman u gudbisay Golaha Amaanka ee Q.M, ayaa  ku taariikheysneed 30-ka bashan Maarso, kaa oo ka koobnaa 21 bog oo ku qoran saddex luqadood oo kala ahaa Carabi, Ingiriis iyo Faransiis.

Previous Post

Dowladda oo markale baaq u dirtay qaar ka mid ah Madaxda Dowlad Goboleedka

Next Post

Rasaas culus oo  laga maqlay meel u dhaw  xarunta madaxtooyada Niger

Next Post
Rasaas culus oo  laga maqlay meel u dhaw  xarunta madaxtooyada Niger

Rasaas culus oo  laga maqlay meel u dhaw  xarunta madaxtooyada Niger

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

May 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

May 14, 2026
0

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

May 13, 2026
0

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In