Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka DFS u jooga Dalka Qatar oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan CXDS oo Tababar u jooga dalkaas “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Safiirka DFS u jooga Dalka Qatar oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan CXDS oo Tababar u jooga dalkaas “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Dowladda Federalka Soomaaliya  u jooga Dalka Qatar ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed  oo Tababar u jooga dalkaas.

Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u jooga dalka Qatar Danjire  Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) oo uu wehliyo uqeybsanaa arrimaha Ciidanka ee Safaaradda General Maxbuub Xasan  Cabaade ayaa kulan waxa ay la qaateen Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed  oo Tababar aqoon kororsi ah u joogay Maalmihii la soo dhaafay Magaalada Dooxa ee Caasimadda Dalka Qatar.

Related posts

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026

Saraakiishan oo Tababarka soo dhamestay ayaa dhawaan ku soo noqon doonna dhulkooda hooyo .

Waxaana ay hormuud u noqon doonan dagaalka ka dhanka ah argagixisadda.

Previous Post

Tababar xirfadeed oo Magaalada Dhuusomareeeb loogu soo gabagabeeyey 175 xirfadle.

Next Post

Madaxweyne “QoorQoor” oo mudooyinkii Danbe howlo shaqo u joogay Muqdisho oo dib ugu labtay caasimadda Galmudug “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne “QoorQoor” oo mudooyinkii Danbe howlo shaqo u joogay Muqdisho oo dib ugu labtay caasimadda Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne "QoorQoor" oo mudooyinkii Danbe howlo shaqo u joogay Muqdisho oo dib ugu labtay caasimadda Galmudug “SAWIRRO”

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In