Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo booqatay Isbitaalka Dr Sumait oo lagula tacalaao bukaanadda Covid-19+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka oo booqatay Isbitaalka Dr Sumait oo lagula tacalaao bukaanadda Covid-19+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaarada caafimaad ka Xukuumada Fadraalka ah ee Soomaaliya Dr Fowsiyo Abiikar nuur ayaa maanta booqatay Isbitaalka Dr Sumait oo ka mid ah isbitaalada lagu latacaalo dadka uu haleelay covid 19.

Wasiirada ayaa ugu mahac celisay Maamulka Isbitaalka, Jaamacada leh Isbitaalka iyo shaqaalaha ka shaqeynayay daaweynta Bulshada sida wanaagsan ee gurmadka dadka ay uga qeyb  qaateen waqti ay xaaladu adkeyd.

Related posts

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

July 29, 2026

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareysay Xadgudubka loo geystay Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa

July 29, 2026

Sidoo kale Wasiir Fowsiya ayaa kormeertay qeybaha kala duwan ee isbitaalka iyo goobaha talaalka lagu bixiyo, waxa ayna sheegtay in dowladdu ay markasta garab taagantahay maamulka Isbitaalka ee shaqada is xilqaanka ah u wada bulshada Soomaaliyeed, waxa kaloo ay sheegtay in Dr Sumait Hosbitaal uu meel fiican ugu soo baxay dowlada iyo bulshada Soomaaliyeed waqti bukaanada cudurku ku dhacay la la’aa meel la geeyo isbitaalada dowladuna ay la ciir ciirayeen tirada bukaanada iyagoo maamulka isbitaalku go’aansaday inay u badalaan xarum Covid 19 lagula tacaalo ayna abaal weyn uga hayaan Arrinkaas dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Agaasimaha isbitaalka Dr Maxamed Xuseen Asharaf ayaa uga mahad celiyay wasiirka booqashada iyo garab istaaga ay u muujisay shaqaalaha isbitaalka isagoo sheegay inay sii wadi doonaan shaqada ay bulshada u Haryaan.

Tags: Wasiirka Caafimaadka oo booqatay Isbitaalka Dr Sumait oo lagula tacalaao bukaanadda Covid-19+Sawirro
Previous Post

Taliska NISA ee gobalka Banaadir oo helay xog ku saabsan Horjoogeyaal ka tirsanaa Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Next Post

Nabadoon  Badal   “Waxaan soo jeedinayaa in  Madaxda ay xal ka gaaraan khilaafaadka   Arrimaha Doorashooyinka” Dhageyso

Next Post
Nabadoon  Badal   “Waxaan soo jeedinayaa in  Madaxda ay xal ka gaaraan khilaafaadka   Arrimaha Doorashooyinka” Dhageyso

Nabadoon  Badal   “Waxaan soo jeedinayaa in  Madaxda ay xal ka gaaraan khilaafaadka   Arrimaha Doorashooyinka” Dhageyso

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

July 29, 2026
0

Shirweynaha Baarlamaanka Afrika ee (Pan-African Parliament) ayaa ka socda magaalada Midrand ee dalka Koonfur Afrika, waxaana shirka oo ay ka...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareysay Xadgudubka loo geystay Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa

July 29, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareynaysaa weerarka iyo gelitaanka Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa ee uu hoggaaminayay sarkaal Israa’iili...

Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo xoojinaya xiriirka labada dhinac ee Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo xoojinaya xiriirka labada dhinac ee Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 29, 2026
0

Mudane Abdisalam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa wadahadalo labo-geesood ah la yeeshay Mudanaha Sylvie Baipo Temon, Wasiirka...

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In