Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukuumadda Soomaaliya oo warqad la xiriirta arrimaha doorashooyinka u dirtay Qaramada Midoobay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay weerarkii arggagixiso ee xalay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasi oo ay kaga hadleyso arrimaha doorashooyinka,

Qodobada ay dowladda soo saartay waxaa ka mid ah.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
  1. Doorashooyinka Qaranke ee Soomaaliya sida wadan kasta oo xor ah waa arrin heer Qaran ah, sida ku cad go’aanka hay’adaha dastuuriga ee Qaranka iyo qodobka 30-aad ee baarlamaanka Soomaaliya uu meel mariyay, sidaa daraadeed waxaan qadarineynaa taageerada hagar la’aanta ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku aadan Madax banaaninada dhuleed, Karaamada, midnimo iyo midda siyaasadeed ee Soomaaliya.
  2. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay u aragtaa fara gelin kasta ee hanaanka doorashooyinka Qaranka ku sameeyaan xubno dibadda ah, fara gelin toos ah oo lagu sameeyay arrimaheena gudaha iyo jebin la jebiyay sharuucda Golaha Ammanka ee Qaramada Midoobay iyo kuwa caalamiga ah.
  3. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay u tixgelineysaa heshiiskii 17 September mid saldhig u ah hannaanka doorashooyinka, waxayna taageereysaa soo jeedinta 16-kii February Guddiga farsamada ee Baydhabo, iyadoo aan sharuud ku xireynin.
  4. Iyadoo laga jawaabayo walaaca la xiriira ammaanka doorashooyinka, waxaan halkan ku xoojineynaa in Guddi ammaan oo doorashooyinka uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha, ayna farsamo ahaan wajihi doonaan arrimaha la xiriira doorashooyinka.

 

 

Previous Post

The Federal Government of Somalia regards any interference in the process of national elections by external actors as direct interference of our internal affairs

Next Post

Ismaaciil Cumar Geelle oo markale ku guuleystay madaxtinimada Jabuuti

Next Post
Ismaaciil Cumar Geelle oo markale ku guuleystay madaxtinimada Jabuuti

Ismaaciil Cumar Geelle oo markale ku guuleystay madaxtinimada Jabuuti

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In