Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas barakacayaal ku nool Balcad oo codsaday in kaalmo deg deg ah lala soo gaaro “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Qoysas barakacayaal ku nool Balcad oo codsaday in kaalmo deg deg ah lala soo gaaro “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barakacayaasha ku nool Kaamka Gargaar ee Xaafadda Xaawo Taako ee degmada Balcad ayaa walaac xoogan ka muujiyay roobka guga oo sacadihii la soo dhaafay ka da’ay Degmada, iyadoo saameen uu ku yeeshay goobihii ay seexan lahaayeen barakacayaashan

Qaar ka mid ah daka ku nool kaamka oo la hadlay Warbaahinta ayaa codsaday in la soo gaarsiiyo bacaha roobka, iyagoo sidoo kale dalbaday inay helaan agabka la isticmaalo Ramadaanka iyo waxa ay afur ka dhigtaan madaama maalmo ay ka harsanyihiin bisha Barakeysan ee Ramadaan

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Xaaladaha adag ee soo foodsaartay dadkan ka soo barakacay deegaannada Yaaqle, Mukay dheere iyo Deegaano kale oo hoosyimaada Degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe islamarkaana dib u dajin loogu sameeyay xero ku taala xaafadda Xaawo Taako ee Degmada Balcad ayaa imaaneysa, iyadoo maanta uu Degmada Balcad ka da’ay roobka guga

Previous Post

Wasaaradda Beeraha oo abuur daaweysan ku wareejisay maamulka Degmada Awdheegle “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo tababar u qabatay shaqaale qaabilsan canshuuraha maxaliga “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo tababar u qabatay shaqaale qaabilsan canshuuraha maxaliga “SAWIRRO”

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo tababar u qabatay shaqaale qaabilsan canshuuraha maxaliga “SAWIRRO”

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In