Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka qeyb galay xiritaanka horyeelka heerka 1-aad ee caasimada Galmudug.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka qeyb galay xiritaanka horyeelka heerka 1-aad ee caasimada Galmudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xiiso iyo xamaasad gaar ah ayuu kusoo idlaadey horyeelka heerka 1-aad ee Caasimada Galmudug oo ay sanadkan ku tartameen 11-kooxood, oo ugu dambeyn kulanka dhamaadka tartanka ay isla soo gaareen kooxaha kukala ciyaarayay Magaca Shirkada Singjet iyo Kooxda kale ee ku ciyaarta Magaca Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Kulanka xiritaanka oo ay ka qayb galeen Mas’uuliyiinta sare ee Galmudug sida Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa koobka lagu gudoonsiiyey Kooxda Caasimada oo 3 gool kaga adkaatey dhigeeda Singjet.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Maxamuud Cnuur Xassan madaxii hore ciyaaraha Maamulka Dhuusamareeb iyo Maxamed Nuur Maxamed gudoomiyaha ururka sportska Dhuusamareeb ayaa kooxaha tartankan ka qayb galey kaga mahad celiyay kaalintooda .

Gudoomiyaha Dhuusamareeb ahna duqa caasimada Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow ayaa maamulkii hore ee dhalinyarada ciyaaraha ku amaaney sida ay u abaabuleen Dhalinyarada jecel Kubbada Cagta.

Mahad Cabdi Gabeyre Xog-hayaha xiriirka kubbada cagta Galmudug ayaa xusey in kulamada nuucaan ah ay qayb ka yihiin dadaalada Galmudug ku dooneyso in lagu hor istaago colaada.

Ugu dambeyn Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa hambalyo u ujeediyay kooxaha tartankan ka qayb galey gaar ahaan labada naadi ee isla soo gaarey kulankii ugu dambeeyay.

Previous Post

Muwaadiniinta Chad oo u dareeray goobaha codbixinta

Next Post

Dowladda Federaalka iyo hay’adaha samafalku oo walaac ka muujiyay xaaladda abaaraha ee ka sii daraya.

Next Post
Dowladda Federaalka iyo hay’adaha samafalku oo walaac ka muujiyay xaaladda abaaraha ee ka sii daraya.

Dowladda Federaalka iyo hay’adaha samafalku oo walaac ka muujiyay xaaladda abaaraha ee ka sii daraya.

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In