Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masar oo eedeeyn u jeedisay Itoobiya

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Masar oo eedeeyn u jeedisay Itoobiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Saamix Shukri oo khadka taleefanka kula xiriiray  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutierrez,  ayaa ka codsaday in dib u eegid lagu sameeyo dacwadii Masar ay u gudbisay Qaramada Midoobay ee ku aadaneed dib u eegista muranka ka taagan Biyo xireenka Al-Nahda ee wabiga Niil.

Intii  uu socday wadahadalka ayauu wasiirka tilmaamay khatarta ay leedahay in Itoobiya, ay sii waddo tallaabooyin hal dhinac ah oo ku aaddan buuxinta labaad ee Biyo xireenka, iyada oo aan la gaarin heshiis wada jir ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Af hayeenka u hadlay Wasaaradda Waraabka Masar, ayaa sheegay  in xaaladaha ugu badan ee ay soo bandhigtay Masar, ay aheed ka hadalka dalabaadka dhigooda Itoobiya, ee ah buuxinta Biyo xireenka Al Nahda, Afhayeenka ayaa intaa ku daray in Itoobiya, wali ay dib u dhigeyso saxiixa heshiis kasta oo dammaanad qaadaya xuquuqda dowladaha wadaaga Wabiga Niil.

Ugu danbeeyntii Af hayeenka Wasaaradda Waraabka Masar, ayaa sheegay in dhankooda ay fulinayaan dalabaadii kaga yimid dhinaca Itoobiya ee ku saabsanaa xagga horumarka iyo soo saarista awooda korantada, laakiin Itoobiya ayuu ku eedeeyay in ay ka meermeereyso fulinta heshiiskii & balanqaadyadeedii hore.

Previous Post

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Bisha Ramadaan

Next Post

Dad ka qaxay  colaadda Daarfuur oo gaaray Chad

Next Post
Dad ka qaxay  colaadda Daarfuur oo gaaray Chad

Dad ka qaxay  colaadda Daarfuur oo gaaray Chad

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In