Monday, August 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tirada dhimashada qaraxii shalay ka dhacay Gololey oo korortay

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Roadside bomb kills 17 civilians in Middle Shabelle region .
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa korortay, tirada dhimashada ee uu sababay qaraxii shalay ka dhacay degaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha dhexe, sida ay sheegeen saraakiish caafimaadka magaalada Jowhar.

Wariye Cabdiraxmaan Wadani oo Jowhar ku sugan ayaa soo sheegaya in tirada ay gaartay iminka ilaa 20 ruux oo kamid ah dadkii shacabka ahaa ee shalay gaari ay saarneeyeen miino ku haleeshay waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026

Wararka saaka ka imaanaya Jowhar ayaa sheegaya in si weyn looga dareemayo dhibaatadii ka dhalatay qaraxii shalay oo ay ku la’deen shacabka musaafurka ahaa.

Waxaa la soo sheegayaa in dadka u dhintay dhaawacyadii soo gaaray ay waayeen daryeel caafimaad oo deg deg ah isla markaana intii waddada ku jireen oo isbitaalka loo waday aad u dhiig baxeen.

Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa waddooyinka muhiimka ah oo ay kamid tahay tan xiriirisa Jowhar iyo Muqdisho waxay ku aasaan miinooyin kuwaas oo ku waxyeeloobaan dad badan oo Soomaaliyeed.

Previous Post

Ku xigeenka duqa Muqdisho oo ka hadlay sugidda amniga gobolka Banaadir

Next Post

Madaxweyne Laftagareen oo guddoomiyay Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Koofur galbeed+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Laftagareen oo guddoomiyay Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Koofur galbeed+Sawirro

Madaxweyne Laftagareen oo guddoomiyay Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Koofur galbeed+Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In