Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roobab xoogan oo ka da’ay deegaano ka tirsan Gobolka Bakool “Sawirro”.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Roobab xoogan oo ka da’ay deegaano ka tirsan Gobolka Bakool “Sawirro”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobka Gu’ga ayaa ka curtay deegaanada gobolka Bakool oo xoolo dhaqatadii mar hore u guureen deegaano kale jiilaalka oo dheeraaday iyo biyo la’aan goobihii biyaha ay ka helijireen awgeed taasoo saamaynteeda qofba meesha uu joogo ku dareemay.

Roobabkii da’ayey 24 saac ee lasoo dhaafay  ayaa jawiga wuxuu uu  bedelay jawi rajo geliyey dadki jiilaalka awgiis uga guuray deegaano badan oo hoostago Gobolka Bakool.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026

Deegaanada uu roobka ka da’ayna waxa ka mid degmada Xuddur ee xaruunta gobolka Bakool , Degmada Tiyeeglow iyo deegaano kale oo dhul daaqsin ah ayaa laga soo sheegay roobka xalay da’ay .

Laba maalin ka hor ayaa waxaa deegaanadaas laga  tukaday salaad roob doon bulshadana waxa lafaray in ay iscafiyaan Allena u towbad keenaan hase ahaatee saaka jawiga waa uu ka gediisan yahay dadkii beeralayda ahaa oo ka shaki sanaa gu’gaan iyo xaalkiisa noqon doono ayaa saaka udareeray beerahooda.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo agab caafimaad ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo Guddiga Gurmadka COVID-19.

Next Post

Boqolaal Muslimiin ah oo lagu xiray Bangladesh

Next Post
Boqolaal Muslimiin ah oo lagu xiray Bangladesh

Boqolaal Muslimiin ah oo lagu xiray Bangladesh

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In