Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaano iyo Madax kale oo booqday dadkii kasoo barakacay colaadihii deegaanka Xananbuure.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Xildhibaano iyo Madax kale oo booqday dadkii kasoo barakacay colaadihii deegaanka Xananbuure.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaano ka kala tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa gaaray deegaano dhanka waqooyi ka xiga Magaalada Dhusamareb waxa ayna u kuur galayeen xaalada ay ku nool yihiin dadkii bilo ka hor ka soo barakacay dagaaladii Deegaanka Xananbuure waxaana ku wehlinayey maamulka Magaalada Dhusamareb iyo xubno ka tirsan guddiga nabadaynta.

Dadkan oo ku nool xaalad adag ayaa ka warbixiyey duruufaha adag ee ay wajahayaan maadaaba deegaankii ay daganaayeen Colaadi ka soo barakicisay waxa hadana ay ku sugan yihii Kaam lagu magacaabo Nugul una dhexeeya Dhusamareb iyo Xananbuure waxa ayna codsadeen in la soo caawiyo.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026

Gudoomiyaha magaalada Dhusamareb Macalin C/raxmaan Cali Maxamed Geeda-qorow ayaa ku baaqay in dadkan dhibaataysan la soo caawiyo maadaama ay Mudo ka soo maqnaayeen Guryahoodii oo ay uga soo barakaceen colaad awgeed.

Xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xusan in dadkani duruufi ku qasabtay inay kaam galaan ayna u baahan yihiin gurmad in loo sameeyo.

Deegaanka Xananbuure ayaa dadkii daganaa waxaa saameeyey dagaaladii billo ka hor ka dhacay walina waxa ay ku sugan yihiin meelihii ay gabaadsadeen waxaana socanaya xal u u helida colaadii ay kasoo barakaceen.

Previous Post

Madaxwaynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay.

Next Post

Inta badan deegaanada gobolka Mudug oo xalay uu ka da’ay roob xoogan.

Next Post
Inta badan deegaanada gobolka Mudug oo xalay uu ka da’ay roob xoogan.

Inta badan deegaanada gobolka Mudug oo xalay uu ka da'ay roob xoogan.

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026
0

Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

July 9, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo...

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

July 9, 2026
0

Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Omar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In