Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roobka guga oo ka curtay qeybo badan oo ka mid ah Gobollada Dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Roob Xooggan oo ka da,ay Gobolka Galguduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Durdurada xareeda iyo da’mada is xigxigta ee daruuraha ayay ku diirsadeen dad iyo duunyaba, kadib roobka guga oo ka curtay maalmahan qaybo badan oo ka mid ah Gobollada Dalka.

Neecaawda qaboow iyo dagsiimada wacan ee ee meelaha qaar laga dagey waa mid aan dadka wada gaarin oo wali Deegaannada qaar ayaa wajahaya jiilaal adag iyo oon saameeyay dadka iyo duunyada ku dhaqan tuulooyin ka fog magaalooyinka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Deegaannada Xundhure iyo afwayne banaan oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb ayaa ka mid ah kuwa biyo yaridu ka jirto, Waxaana halkaasi gaarey dhowr booyadood oo ay ku deeqday hey’adda barako oo usoo wakiilatey dhallinyarada damqasho oo hore Duruufaha Deegaankan ka jira dadka ula wadaagey.

Bulshada Deegaannada ku dhaqan oo Alle ka rajeeyay in raxmadiisa roobka uu ku oon tiro ayaa u mahadceliyay Dhallinyarada isku abaabushey in ay soo caawiyaan.

Farxiya Ciise Maxamuud iyo xubno ka mid ah Dhallinyarada deegdan hormuudka ka aheyd ayaa ka waramey abaabulkan iyo Deegaanada ay ugu talagaleen in biyo dhaaminta lagu gaarsiiyo.

Roobka guga ee ka curtay todobaadkan Deegaanno badan oo ka tirsan Galmudug inkastoo uusan kala gaarin guud ahaanba Deegaannada hadana waa mid dadka oo la ildarnaa jiilaal kulul ay Alle kaga mahdiyeen raxmadiisa

Previous Post

Degmada Xamar Jajab oo loo magacaabay guddoomiye

Next Post

Warka Duhurnimo

Next Post
Warka Duhurnimo

Warka Duhurnimo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In