Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo soo jeediyay in Liibiya laga saaro dhamaan ciidamada shisheeye

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo soo jeediyay in Liibiya laga saaro dhamaan ciidamada shisheeye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Difaaca Mareykanka, ayaa sheegtay in waddada kaliya ee Liibiya, looga baahan yahay ay tahay in dhammaan dhinacyada ay u hoggaansamaan heshiiskii xabad joojinta ee horay loo gaaray, sidoo kalana lagana saaro dhamaan ciidamada shisheeye ee ku sugan gudaha dalkaas.

Jessica McNulty, oo u hadashay Wasaaradda Difaaca Mareykanka, ayaa tiri: “Mareykanku wuxuu sii wadayaa taageerida Madasha Wadahadalka Siyaasada Liibiya, wuxuuna si dhab ah ula tacaalayaa qatarta ka imaankarto kooxaha argagaxisada ee Liibiya ku sugan, oo ay ku jiraan ISIS iyo Al-Qaacidada.”

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026

Afhayeenka ayaa tilmaamtay in Mareykanku uu ka soo horjeedo dhamaan dhaq dhaqaaqyada militari ee ciidamada shisheeye ay ka wadaan Liibiya, wuxuuna taageerayaa dhaqan galinta xabad joojintii lagu dhawaaqay 23-kii Oktoobar, 2020,  kaa oo sidokale ay ku jirtay heshiiskii ku saabsanaa in si deg deg ah ay ugu baxaan dhamaan ciidamada shisheeye.

Washington ayaa xustay in ay ka walaacsantahay faragalinta Ruushka, ee dagaalada Liibya, iyo sidoo kale NATO iyo danaha Yurub ee badda Mediterranean-ka.

Ugu danbeeyn Mareykanka ayaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh dagaalada Liibiya u soo jeediyay  in ay taageeraan dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu xallinayo khilaafka ka taagay Liibiya, iyadoo loo marayo waddo ay hoggaamineyso Qaramada Midoobay.

Previous Post

Itoobiya oo ka digtay in la fara galiyo arrimaheeda gudaha

Next Post

Wasiirka Warfaafinta K/G oo kulan la qaatay Taliska AMISOM ee Magaalada Baraawe.

Next Post
Wasiirka Warfaafinta K/G oo kulan la qaatay Taliska AMISOM ee Magaalada Baraawe.

Wasiirka Warfaafinta K/G oo kulan la qaatay Taliska AMISOM ee Magaalada Baraawe.

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026
0

Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

July 9, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo...

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

July 9, 2026
0

Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Omar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In