Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas kasoo barakacay dhibaatooyinka Al-shabaab oo wajahaya Dhibaatooyin nololeed.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Qoysas kasoo barakacay dhibaatooyinka Al-shabaab oo wajahaya Dhibaatooyin nololeed.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qoysaskaan oo naftooda kala soo cararay dhibaatooyinka maleeshiyaadka argagixisada ee Al-shabaab ay ka geysanayaan deegaanada koofurta gobalka Mudug gaar ahaan deegaanada hoostaga magaalada Bacaadweyne ee gobalka Mudug ayaa cabasho ka mujiyay dhibaatooyin la xariira dhamaan adeegyada aas aaska u ah nolasha bulshada sida hoyga biyaha cunnada iyo caafimaadka.

Qoysaskaan oo aan maanta ku booqday xeryaha ay ku nool yihiin qaarkood ayaa waxa ay Warbaahinta Qaranka uga warbixiyeen xaaladooda nololeed iyo dhibaatooyinka xiligaan heysata , waxa ayna sheegeen in ay wajahayaan xaalad nololeed oo liidato.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026

Sidoo kale waxaa jira boqalaal qoys oo aan ku jirin xeryaha barakaca balse dul saar ku ah qoysas ku nool qaar ka mid ah xaafadaha  magaalada Gaalkacyo kuwaas oo ay iyaguna haysato dhibaatooyinka la xariira dhanka nolasha.

Deegaanada hoos tago magaalada Bacaadweyne ayaa waxaa bulshada ku nool mudooyinkii u danbeeyay ay ahaayeen kuwo dagaal adag la galay maleshiyaadka argagixisada ah ee Al-shabaab kuwaas oo markii ay jab kala kulmeen bilaabay in ay si gaadmo ah u dhibaateeyaan shacabka ku nool deegaanadaasi.

Previous Post

Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo dhiseyso Golaha Deegaanka ee degmada Waajid.

Next Post

Magaalada Baydhabo oo maanta laga xusey maalinta Caalamiga ah ee Maleeriyada Aduunka.

Next Post
Magaalada Baydhabo oo maanta laga xusey maalinta Caalamiga ah ee Maleeriyada Aduunka.

Magaalada Baydhabo oo maanta laga xusey maalinta Caalamiga ah ee Maleeriyada Aduunka.

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026
0

Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

July 9, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo...

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

July 9, 2026
0

Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Omar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In