Friday, May 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wabiga shabeelle oo ku fatahay deegaano hoostaga magaalada Jowhar

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wabiga shabeelle oo ku fatahay deegaano hoostaga magaalada Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qeybo ka mid ah Tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle, wax kasocda qul qulka dadka ka barkacay Fatahaad uu sameeyayWabiga shabeelle Sexdii cishe ee la soo dhaafay.

Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay Tuulooyin ay ka mid yahiin  Baarey iyo Moyko, oo hoos yimaado magaalada Jowhar,  sidookale Biyaha fatahaada ayaa gooyay dhul beereed ay ku beernaayeen  dalagyo kala duwan, inkastoo wasaaradda Beeraha Hirshabeelle aanay wali tirakoob rasmi ah ku sameeynin dhulbeereedkan ay Biyaha goyeen.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Fatahaadda uu sameeyay Wabiga Shabeelle ayaa Sidokale xayirtay isu socodka Gawaarida isaga kala gooshta wadada u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad, sidookale waxa go’an wadada xariiriso magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeellaha dhexe iyo garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere.

Qiimaha maaciishada ayaa magaalada Jowhar laga dareemayaa sare u kac maadaama ay yaradeen gaadiidka xamuulka ah ee soo gali jiray magaalada.

Maaamulka Hirshabelle ayaa ku hawlan sidii ay u xiri lahayeen goobaha uu fatahadda ka sameeyay wabiga, waxaana lafilayaa  in maalmaha soo  socda lagu guuleysto xiritaanka goobaha uu wabiga ka fatahay.

Previous Post

Tirada dadka Hindiya ee illaa shalay u dhintay Corona oo kor u dhaafay hal milyan.

Next Post

Maamulka gobalka Hiiraan iyo Ciidamada xoogga dalka oo ku baxay dagaal ka dhacay deegaan hoostaga Magaalada Baladweyn

Next Post
Maamulka gobalka Hiiraan iyo Ciidamada xoogga dalka oo ku baxay dagaal ka dhacay deegaan hoostaga Magaalada Baladweyn

Maamulka gobalka Hiiraan iyo Ciidamada xoogga dalka oo ku baxay dagaal ka dhacay deegaan hoostaga Magaalada Baladweyn

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In