Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta wareegto Madaxweyne cafis ugu fidiyay ilaa 10 maxbuus oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Baydhabo.
Maxaabiistaan ayaa u xirnaa dembiyo fud fudud, kuwaasi oo aad ugu farxsay cafiska loo fidiyay. waana sanadkii labaad ee uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed sidaan sameeyo tan iyo inta uu yimid xafiiska fadliga Munaasbadda Ciidul fidriga Awgeed.