Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masar oo Itoobiya ku eedeeysay in ay ka baxday heshiisyadii horay looga gaaray Biyaha Niil

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Masar oo Itoobiya ku eedeeysay in ay ka baxday heshiisyadii horay looga gaaray Biyaha Niil
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arimaha Dibadda Masar Saamix Shukri, ayaa caddeeyay in ay muhiim tahay heshiis la gaaro kahor buuxinta labaad ee biyo xireenka Wabiga Niil, hadii ay dhacdo arrinkan waxa la filan karo waa xiisad ka dhalato gobolka.

Saamix Shukri wuxuu intaas ku daray in Itoobiya ay mas’uul ka noqon doonto, wax kasta oo ka dhaca gobalka, laakiin Itoobiya wali wax jawaab ah kama bixin.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

Wasiirka arrimaha dibadda Masar, wuxuu cadeeyay in Masar ay awood u leedahay inay ilaashato danaheeda gobalka, isla markaana aanay u dulqaadan doonin isku day kasta oo ka hor imaanayo danaha Shacabkeeda iyo guud ahaan tan gobalka.

Shukri ayaa sheegay in buuxinta labaad ee biyo xireenka Al Nahda ay ka dhigantahay in Itoobiya ay  ka baxday xeerarka caalamiga iyo heshiisyadii horay looga gaaray Biyaha Wabiga Niil.

Ugu danbeeyntii Dowladda Masar ayaa sheegtay in dhibaatada iyo xasilooni darada ka dhalato biyo xireenkan ay guud ahaan sameeyndoonto Bariga iyo Geeska Afrika, taasi oo mudan in xal waaro laga gaaro.

Previous Post

Kulan loogu duceynayay saraakiishii ku shahiiday qaraxii Saldhiga Waaberi oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Shirka wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka oo maanta furmaya

Next Post
Shirka wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka oo maanta furmaya

Shirka wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka oo maanta furmaya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In