Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Nin qalqal geliyay Dalal badan oo Yurub ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Caalamka, Maqaallo, Wararka
0
Nin qalqal geliyay Dalal badan oo Yurub ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Askari horay uga tirsanaa militariga dalka Belgium oo lagu magacaabo JURGEN ayaa ku jira dhuumaaleysi laga bilaabo taariikhdu marki ay ahayd 19-kii bisha May kedib markii ay soo shaac baxday inuu heysto hub farabadan iyo bambooyin, iyadoo islamar ahaantaana uu u hanjabay mid ka mid ah diblomaasiyiinta dalka.

Waxaa la xiray xudduuudaha dalalka Holland iyo Germany, gaar ahaa qeybaha ku dhow halka uu Mr. JURGEN ku dhuumaaleysanayey. Booliiska ayaa gurigiisa ka helay hub iyo bambooyin.
Halka lagu tilmaamay inuu ku dhuumaaleysanayo ayaa ah deegaan dad Soomaali ahna ay ku nool yihiin oo loo yaqaan LUMBERG. Lumberg waxay leedahay meel howd ah halkaasoo qofki bilo ku dhexjiray ay adag tahay inay cidi aragto laakiin booliiska dalka Belgium oo isticmaalaya diyaaradaha Qumaatiga u kaca ee Helicopters ayaa ilaa iyo hadda aan ku guuleysan inay gacanta ku dhigaan JURGEN.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026

JURGEN wuxuu ahaa nin muddo badan laga cabsi qabay, iyadoo lagu tilmaamay inuu yahay argagixiso. Ninkani oo ay militariga fiiro gaar ah u lahaayeen iyadoo laga hayey ilaalo meelwalbana kaamirad loogu xiray ayaa hadana si qarsoodi ah ku galay xarunta hubka ku keydsan yahay dabadeedna hub badan la soo baxsaday.

Dhinaca kale dadka Muslimiinta ah ee ku nool dalka Belgium gaar ahaan deegaannada ku dhowdhow halka uu JURGEN ku dhuumaaleysanayo ayaa cabsi weyn lasoo deristay. Maalintii Jimcaha waxaa amar lagu bixiyay in la xiro masaajidyada si Muslimiinta cibaadeysanaya ninkani aannu fursad ugu helin uu ku weerari karo, maadaama uu aaminsan yahay fikrado qaldan oo xagjir ah.

W. Tarjumay: Omar Mohamud Wardere

Previous Post

Dowladda oo cambaaraysay Duqayn lala beegsaday xarunta Bisha Cas Qatar ee Marinka Gaza

Next Post

Wasiir Cabdiwahaab Ugaas Xuseen oo kormeeray xarunta Wasaaradda Shaqada “SAWIRRO”

Next Post
Wasiir Cabdiwahaab Ugaas Xuseen oo kormeeray xarunta Wasaaradda Shaqada “SAWIRRO”

Wasiir Cabdiwahaab Ugaas Xuseen oo kormeeray xarunta Wasaaradda Shaqada "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In