Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaradda Waxbarashada oo qalab ku wareejisay Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaradda Waxbarashada oo qalab ku wareejisay Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa ku wareejiyay Wasaaradda Warfaafinta qalab loogu talagalay baahinta barnamijka fogaan darsi kaasi oo Wasaaradda Waxbarashada dhowaan hirgelisay agabyada lagu wareejiyay Wasaaradda Warfaafinta ayaa u fududeyn doona SNTV2, Raadiyo Muqdisho baahinta casharada fogaan darsiga in ay gaarsiiyaan Gobolada Dalka iyo Dunida inteeda kale si maqal iyo muuqaal ah waxaana ay ka koob naayeen kumbuyuutaro, miksaro iyo qalab kale oo muhiim ah .

Barnaamjika fogaan darsiga ayaa ah barnaamij ay ku jiraan Casharada Fasalka 1aad ilaa Fasalka 8aad ee dugsiga Hoose, Dhexe kana kooban 2030 cashar oo maqal iyo muuqal ah waxaa uuna fursad u siinaya ardayda Somaliyeed in ay guryahooda wax ku bartaan haddii iskuuladu Xirmaan ama musiibooyin ay dhacan Alle hanaga hayee.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026

sidoo kale barnaamijkaan ayaa ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah laga hirgeliyo Wadamada Bariga Afrika, waxaana ka faa’iideysan doona bulshada Somaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan.

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku bixineysa dadaalo xoog leh sidii u badka Somaliyeed ay u heli lahaayeen Waxbarashada aas-aasiga ah iyo tan sare xaalad kasta oo uu Dalku ku jiro.

Previous Post

Dadweynaha Balanbal oo markii ugu horaysay Taarkiikhda dooranaya Duq Magaalada

Next Post

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo laga gaaray natiijo wanaagsan

Next Post
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo laga gaaray natiijo wanaagsan

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo laga gaaray natiijo wanaagsan

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In