Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha qeybta guud ee booliiska gobolka Banaadir oo kormeerey goobaha imtixaanka uu ka socda +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Taliyaha qeybta guud ee booliiska gobolka Banaadir oo kormeerey goobaha imtixaanka uu ka socda +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha qeybta guud ee gobolka Banaadir ee booliiska gaashaanle sare Farxaan Maxamuud Aadan ayaa maanta kormeerey goobaha uu ka socdo imtixaanka dugsiga dhexe ee gobolka Banaadir.

Waxaa uu ardayda ku dhiirigeliyay in ay sii wadaan halgankooda ku aadan waxbarashada. Ciidanka ammaanka ayaa sugaya amniga goobaha uu ka socdo imtixaanaadka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026

Previous Post

Madaxweynaha Masar oo tagaya Jabuuti

Next Post

Wasiir ku xigeenka waxbarashada Koofur Galbeed oo maantay tagay Buurhakaba+Sawirro

Next Post
Wasiir ku xigeenka waxbarashada Koofur Galbeed oo maantay tagay Buurhakaba+Sawirro

Wasiir ku xigeenka waxbarashada Koofur Galbeed oo maantay tagay Buurhakaba+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran

February 3, 2026
0

Dowladda Soomaaliya War-saxaafadeed ay soo saartay markale ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran Screenshot  

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In