Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Itoobiya oo cusbooneysiisay  ballanqaadkeedii ku aadanaa buuxinta biyo xireenka Al-Nahda

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Itoobiya oo cusbooneysiisay  ballanqaadkeedii ku aadanaa buuxinta biyo xireenka Al-Nahda

epa08557195 (FILE) View of flowing water next to the construction works for the Grand Ethiopian Renaissance Dam along the River Nile in the Guba woreda (district) of the Benishangul Gumuz Region, eastern Ethiopia, 02 April 2017 (reissued 20 July 2020). South African President Cyril Ramaphosa, in his capacity as chairperson of the African Union (AU), is set to chair a virtual meeting of AU leaders on 21 July to discuss the controversial infrastructure megaproject. According to the office of the South African presidency, the meeting will take place within the context of the bloc's efforts to boost the trilateral negotiations between Ethiopia, Sudan and Egypt and to infuse new momentum towards the resolution of all the outstanding legal and technical issues, including the future development on the Blue Nile upstream, as well as the future dispute resolution mechanism. EPA-EFE/STR

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukumadda Itoobiya ayaa balan qaaday inay si dhakhsi leh u buuxin doonto Biyo xireenka Al-Nahda, xilli Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan Maryam Al Sadiiq Mahdi, ay carabka ku adkeysay mowqifka dalkeeda ee ah in xal Nabadeed laga gaaro khilaafaadka kala dhaxeeya Dowladda Itoobiya.

Bayaan ka soo baxay guddiga fulinta ee xisbiga talada haye ee Itoobiya,  ayaa lagu sheegay in Itoobiya ay tahay isha wabiga Niil, isla markaana ay awood u leedahay inay sare u qaado ka faa’ideysiga Biyaha Wabiga Niil.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Dastuurka XFS oo soo saartay Bayaan Dadweyne

March 5, 2026
Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Suudaan, ayaa xaqiijisay in Suudaan ay diyaar u tahay xal nabadeed oo laga gaaro muranka ka taagan Biyo xireenka Wabiga Niil iyo xadka ay la wadaagto Dowladda Itoobiya.

Maryam Al-Mahdi, waxay carrabka ku adkaysay in buuxinta labaad ee biyo xireenka wabiga Niil iyada oo aan heshiis sharci ah laga gaarin ay khatar ku tahay  guud ahaan wadamada Afrika.

Dhanka kale Afhayeenka Midowga Yurub Nabila Masraali, ayaa sheegtay in meesha aanay ku jirin  in xoog milatari lagu xaliyo xiisadda ka taagan Biyo xireenka wabiga Niil ee u dhexeeya Masar iyo Suudaan oo dhinac ah iyo Itoobiya.

Afayeenka midowga yurub waxay carabka ku adkeysay baahida loo qabo in dib loo bilaabo wadahadalo   ay garwadeen ka yihiin midowga Afrika, sida ugu dhaqsiyaha badan, loona qeexo waddo cad oo loo marayo wadahadalada ku qotama Biyaha Wabiga Niil.

Previous Post

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo Maanta ka bilaawday dalka

Next Post

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo daah furay imtixaamka shahaadiga ee Dugsiyadda sare (Sawirro )

Next Post
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo daah furay imtixaamka shahaadiga ee Dugsiyadda sare (Sawirro )

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo daah furay imtixaamka shahaadiga ee Dugsiyadda sare (Sawirro )

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Dastuurka XFS oo soo saartay Bayaan Dadweyne

March 5, 2026
0

𝐁𝐀𝐘𝐀𝐀𝐍 𝐃𝐀𝐃𝐖𝐄𝐘𝐍𝐄 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐅𝐒 𝐊𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐀𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha...

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
0

Muqdisho, 05 Maarso 2026 – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

March 5, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In