Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlada Jabuuti  oo soo dhaweyneysaa heshiiskii laga garay Dorashooyinka dalka

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Dowlada Jabuuti  oo soo dhaweyneysaa heshiiskii laga garay Dorashooyinka dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Jabuuti waxa ay soo dhaweyneysaa heshiiskii khamiistii 27 bisha May sanadka 2021 Dowladda Fadraalka ah ee Soomaaliya, Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Saamileyda Siyaasadeed ee dalka ay gaareen kaas oo dhigayay in si madax banaan oo daahfuran Doorasho looga qabto Soomaliya mudo 60 cisho gudahood ah.

Jabuuti waxa ay kuu dhiiri galineysaa dhamaan saamileyda siyaasadeed ee dalka iney si buuxda  uga qeyb qaataan heshiiskaan lagu doonayo in looga gudbo xaalad kasta oo keeni kara xasilooni daro amni oo soo wajahda dalka.

Related posts

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026

Dowladda Jabuuti waxa ay taageereysaa howsha ka socota  Dalka waxa ayna u rajeyneysaa Dowladda Soomaaliya  xasilooni, Nabad, iyo hormarka buuxa.

Qoraalkan ka soobaxay Dowladda Jabuuti ayaa ugu danbeeyntii lagu yir: in badan ayay Dowlada jabuuti ka dalbaneysaa beesha caalamka inay si buuxda u wada taageeraan dadaalka ka Socda Soomaaliya, xasiloonida dalka ay u cago dhigato.

Previous Post

Wasiirka Gadiidka iyo duulista hawada oo dhagax dhigay xarunta dayac tirka diyaaradaha

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha X.F.S, oo kulan laqaatay Madaxda Dowlad Goboleedyada & Wakiilada Caalamka

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha X.F.S, oo kulan laqaatay Madaxda Dowlad Goboleedyada & Wakiilada Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha X.F.S, oo kulan laqaatay Madaxda Dowlad Goboleedyada & Wakiilada Caalamka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliye Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa kulamo muhiim ah ka wada magaalada Baydhaba ee caasimadda kumeel...

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In