Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiga qaban qaabada todobaadka xoriyadda

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Prime Minister Roble opts consultative meeting to be successful
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka kooban 9 xubnood oo qaabilsan qabanqaabada xuska maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in guddiga uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble ay ka shaqeendoonaan qaban qaabada xuska todobaadka xoriyadda oo aad muhiim ugu ah shacabka Soomaaliyeed iyo midnimadooda, waxaana Guddomiye u ah Guddiga Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe.

Related posts

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026
  1. Mudane Cusmaan Abuukar Dubbe Wasiirka Warfaafinta Guddoomiye
  2. Mudane Xasan Xundubeey Jimcaale Wasiirka Amniga, guddomiye ku xigeen.
  3. Mudane Duraan Axmed Faarax Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, xubin.
  4. Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda, xubin.
  5. Marwa Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka, xubin
  6. Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Xubin.
  7. Marwa Shukri Maxamuud Afrax Wasiiru dowlaha Tamarta iyo Biyaha, xubin.
  8. Mudane Cumar Maxamed Maxamuud Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, xubin.
  9. Mudane Bashiir Axmed Cismaan Agaasimaha Golaha Wasiirada Xoghayn.

Guddiga ayaa ka shaqey doono qaban qaabada maalmaha xoriyadda, waxaana qofkasta looga baahanyahay in uu ka qeyb qaato xuska todobaadka xoriyadda dalka.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada oo diginin u dirtay Jaamacadaha aan is diiwaangalin

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooblee oo Midowga Musharaxiinta ka guddoomay Xubnaha ay cabashada ka qabaan ee ku jira Guddiyada Doorashooyinka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooblee oo Midowga Musharaxiinta ka guddoomay Xubnaha ay cabashada ka qabaan ee ku jira Guddiyada Doorashooyinka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooblee oo Midowga Musharaxiinta ka guddoomay Xubnaha ay cabashada ka qabaan ee ku jira Guddiyada Doorashooyinka “SAWIRRO”

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud...

Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo

Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa caawa hoggaamiyay kulan wacyigelin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In