Friday, June 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo booqday Askartii ku soo dhaawacantay Difaaca Dalka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo booqday Askartii ku soo dhaawacantay Difaaca Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka gaashaandhigga xukumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Xuseen Xaaji oo booqday Askartii ku soo dhaawacantay furumaha dagaalka ayaa ku Amaanay ciidanka xoogga dalka guulaha ay ka gaareen dagaaladii ay Argagixisada kula galeen shabeelaha dhexe iyo shabeelaha hoose waxaana uu mid mid ugu xog-wareystay xaaladooda caafimaad isagoo u rajeeyay caafimaad Taam ah ,

“Waxaa tihiin geesiyaal naftooda iyo dhiigooda u huray difaaca dalkooda ,Dadkooda iyo diintooda ,qarankiina difaaciisa ayaad u dhaawacanteen , waxaan Idiin rajeynaa caafimaad deg deg ah ,taliska caafimaadka iyo wasaaradda Gaashaandhigga si dhaw ayay ula socon doonaan xaaladiina ” ayuu yiri wasiirka Gaashaandhigga xfs oo la hadlayay askarta naftood hurayaasha ah ee ku soo Dhaawacmay furumaha dagaalka.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Ciidanka xoogga dalka ayaa laba jibaaray howl-galada ka dhanka argagxisada Al-shabaab waxaana dagaaladii ugu dambeeyay ay ku gaarsiiyeen jab xoogan iyagoo kii shalay ka dhacay deegaanno ka tiran gobolka shabeellaha dhexe ku dilay in kabadan 70 isagu jiray Horjoogayaal iyo maleeshiyaadka ka tirsan argagixisada.

Tags: Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo booqday Askartii ku soo dhaawacantay Difaaca Dalka
Previous Post

Taliyihii Ururka 6-Aad ee Ciidanka Gor-Gor oo Aas Qaran loo sameeyay Magaalada Muqdisho

Next Post

Taliska Booliska oo ciidamo geeyay barihii hubinta ee ciidanka Asluubta ka joogeen Waddada Maxkamadaha hor-marta “SAWIRRO”

Next Post
Taliska Booliska oo ciidamo geeyay barihii hubinta ee ciidanka Asluubta ka joogeen Waddada Maxkamadaha hor-marta “SAWIRRO”

Taliska Booliska oo ciidamo geeyay barihii hubinta ee ciidanka Asluubta ka joogeen Waddada Maxkamadaha hor-marta "SAWIRRO"

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In